Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Wasiirka warfaafinta Hiiraan State oo labada Shariif kul ataliyey iney iscasilaan.

Wararka MaantaLodon:(HS)-Wasiirka wasaarada Warfaafinta Hiiraan State Amb. Xoshow oo kula taliyey madaxweynaha iyo gudoomiyaha barlamanka iney iscasilaan maadama ay lumiyeen kalsoonida Shacabka Somaliyeed una diyaar garoobaan sidii ay wadanka doorasho ugu dhicilaheyd.

Wasiirka ayaa intaasi ku daray iney adag tahay inuu hirgalo qorshaha iyo siyaasadaha guran ee ay beesha calaamka oo isticmaaleysa madaxweyneyaal African ah ka hirgalo Somaliya isagoo ku nuux nuuxsaday in dalkani markast ayahaya dal Somaliyeed shacabkoodana lagu qasbi karin wx aysan rabin, sidaasi daraadeed ayuu sheegay iney lagama maarmaan tahay in madaxweynah iyogudoomiyaha baarlamanka oo u muuqda iney ku fashilmeen siyaasadii guud ee Somaliya iney iscasilaan inta ya goori goor tahay hadii ay mustaqbalka ka leeyahiin siyaasada Somaliya isagoo shegay in ay aduunyadu maanta wax ku tahay amaba siyaasintu wax ku yahiin rabitaanka shacabka.

Amb. Xooshow ayaa ku nuux nuuxsaday in mudanayaasha baarlamaanka Somaliya oo ay ku jiraan dad xilkas ah ay sidan u dhamaan shacabka Somaliyeed isagoo ku dhiiragaliyey iney lagama maarmaan tahay iney mudanayaashu horseedd u noqdaan sidii ay wadanka Somaliya uga hirgali laheyd doorasho lagu soo doorto hogaan cusub ka hor bisha 8aad inta aamn la gaarin maadama gudoomiyahii baaarlamaanka uu dantiisa gaar ah ka dhaman waayey si looga baxo ayuu yiri xiliga kumeel gaarka ah.

Ma ahan oo kaliy aAmb Xooshow dadka fikirkaan qaba inta badan shacbaka Somaliyeed ayaa qiray iney dhibaatada maalinkasta lagu ceriyano masuuliyiinta Somaliyeed ee wadanka loo fara galinayo ay ka timid nidaamkan qaldan ee kumeel gaarka ah oo aduunyada u saamaxayo iney ku dhiiradaan iney wadanka faragaliyaan.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.95 seconds
14,667,341 unique visits