Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 2

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Madaxweynaha Somaliya oo saacadahii ugu danbeyey bilaabay olole uu kaka dhaadhicinayo qaar wasiirada xukumada ka tirsan ay isku casilayaan si aduunyada loo tusiyo Farmaajo.

Wararka MaantaMogdisho:(HS)- Kedib warsaxaafadeedkii ay maanta soo saareen R/wasaaraha iyo golahiisa wasiirada ayaa go,aankaasi waxaa siweyn caawa uga xanaaqay madaxweynaha dalka Ugandha, halka madaxweynaha maqaarsaarka ah ee Somaliya uu hada bilaabay inuu kula taliyo wasiiradii horey R/wasaaraha u qiyaanay iney xilkooda iska casilaan si aduunyada loo tusiyo Farmaajo inuusan xitaa golahiisa wasiirada taageero ka heysan.

Wararkan oo hada inaga soo gaaray xarunta Villa Soamliya ayaa sheegaya in madaxweyne Shariif saacadahii ugu danbeysay bilaabay dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo looga taqalusinayo Farmaajo iyadoo uu dhawr wasiir kula taliyey iney iscasilaan maalmaha soo socda si aduunyada loog agado fikirkii qaldanaa ee la doonayey in R/wasaaraha SOmaliya shaqada looga ceriyo iyadoo loo marayo qaab qaldan.

R/wasaare Farmaajo ayaa taageero aan caadi aheyn ka helay dal iyo dibadba wqaxaana shacabka u soo bandhigi doonaa qaabkii ay shacabku ula safteen R/wasaaraha Somaliya oo lagu wado sida uu hada wax ku wado in uu taariikh ka tagi doono kana guuleysandoono Madaxweynah Ugandha oo doonaya inuu R/wasaaraha Soamliya oo wadankiisa jooga shaqada ka ceyriyo isagoo maslaxadiisa ookaliya ilaashanayo tii Somaliyana bur burinayo.

Al soco qabki ay shacabku u taagereen Wasiirka 1aad

Comments

#1 | cheap Christian Louboutin shoe on June 24 2011 08:11:57
Perfect woman is mysterious and sexy, always red sole and 12 cm high heel of fine young, like a handle with the blood of the sword stab man in heart, have to say to Christian Louboutin shoes design have aggressive succinct and with suggestive emotions, even see only wore their woman figure, will also be attracted deeply, even if it means risking her feet, women risk of 2:39 for it will be an apple. Make a woman look sexy, beautiful, let her legs look so long as it can. It's that hint of red sole that makes every woman flutter and lust after these Christian Louboutin 2011. Welcome to my site , there has a lot of what you want, open it there could be a surprise

waiting for you!
#2 | wegaerg on June 24 2011 08:47:31
Most intimate: the human woman dance, wow gold kaufen at first glance like a great movie “Romantic Sakura” Japanese Cherry Blossom Dance wow power level parapara. Way back when the cherry blossoms bloom, still a little fat Cecilia warm with everyone dancing arm shot in the same fullness of the human female body to reproduce, are not Jiaoren sigh. www.wowgold-4u.com

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 1.26 seconds
14,581,058 unique visits