Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 2

· Members Online: 1
judywf18

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Shacabka Somaliyeed, ciidamada Qaranka, qurbo joogta iyowaliba qeyb ka tirsan mudanayaasha baarlamaanka Somaliya ayaa sitood ah ula saftay R/wasaaraha Somaliya kedib.

Wararka MaantaSomaliya:- Waxii ka danbeeyey shirkii Kampala waxaa dal iyo dibad is qabsaday banaanbaxyo iyo shirar looga soo horjeedo madaxweynaha Ugandha, Mahiga iyo labada Shariif iyadoo dadweynaha Somaliyeed badankood ku tilmaameen shirkii Kampala mid lagu bahdilayo jiritaanka umada Somaliyeed laguna jahwarerinayo shacabka Somaliyeed.

Shirkaasi waxaa si toos ah baarlamaanka Somaliya ugu iibsaday gudoomiyaha baarlamanka halka madaxweynaha Somaliya oo awoodi karay inuu R/wasaare Farmaajo uu isaga si toos ah ugu qaado xilka bedelkeedii madaxweynaha Ugandha ku dhiirado inuu shaqadiisa ka ceyriyo R/wasaaraha Somaliya isagoo waliba hanjabaad u raaciyey oo leh hadaad iscasiliweydo ciidamadeydu kuma ilaalindoonaan iyo wax la mid ah.

Shacabka Somaliyeed kuwooda damiirka leh oo aan guul guul wax looga qaadin aaminsana kii rag ahaa idaa kukuma daayo aan isdeyno maahane ayaa dibad baxyo cir iyo dhul ah bilaabay halkaasina waxaa dhiiragelin buuxda iyo Somalinimo ka helay R/wasaare Farmaajo oo xitaa Somali badan oo isaga siyaasad ahaan dhaliilsanaa ay meel iska dhigeen dhaliishii ay u qabeen mar hadey meesha soo gashay bahdil iyo jiritaankii umada oo lagu tumanayo.

Shacabka Somaliyeed oo maalintii shaleyto aheyd qofkii goob joog ahaa waxii ay Mogdisho ka sameeyeen oo kaliya ka sheegeyn karo ayaa R/wasaaraha si caro leh ku yiri hadaad shisheeye warkooda dhageysaneysana iscasil hadii kalena shacabta taladooda qaado hana iscasilin.

R/wasaaraha Somaliya oo ah amaba noqday R/wasaarahii ugu horeyey mudo 21 sano ah oo garab iyo shacuur huwan Soamlinimo ka hela shacabka Somaliyeed From Mogdisho to Sydney Ausralia.isagoo ka duulayo arintaas ayey maanta isaga iyo golahiisa wasiirada oo ay waliba ku jiraan kuwii shirkii Kampala ku qiyaanay soo saaren warsaxaafadeed nuxurkiisu yahay anagu Somali ayaanu nahay shacabkeena ayaana taladooda qaadanay baarlamaankeena ayaana R/wasaaraheena ceyrin karo hadal u muuqaal eg ayey soo saareen Farmaajo iyo golahiisa wasiirada.

Dabcan bahashu markey gaarto xaniya taabad uunbaa dhiiga Somalida la arkaa , waa marka uu abwaankii Somaliyeed lahaa Madadaalo soo dhaaftayoo meelxun bey mariye oo kale.

Marka laga soo tago dibadbaxyada iyo shirkii maanta golaha wasiirada iyo R/wasaare Farmaajo hadane dad quburo ah oo iskugu jira qareeno,siyaasiyiin, culimo intuba waxey leeyahiin go,aanka uu dib ugu celiyey R/wasaare Farmaajo baarlamaanka Somaliya waa xalka kaliya ee magac xumadii shacabka Soamliyeed ka soo gaartay shirkii Kampala looga hortagi karo iyagoo sheegay in baarlamaanku ay ama iyaga ceyriyaan R/wasaaraha Somaliya amaba iclaamiyaan doorasho guud si ay meesha uga baxdo in Madaxweyne African ah R/wasaare Somaliyeed shaqadisa ku faragashto oo ka ceyriyo maadama uu wadanku yahay wadan madax banaan sida la sheego.

Isku soo duuboo xitaa hadii baarlamaanka ay ceyriyaan Farmaajo waxey kun jeer ka wanaagsan tahay in ay shacabka Somaliyeed taariikhda u gasho in Farmaajo uu ceyriyey madaxweynaha Ugandha taasi oo jiilka mustaqbalka dhalandoona niyad jab ku ridi doonta hadii ay la kulmaan cunug u dhashay dalka Ugandha mustaqbalka, waayo anigan wax qorayaba xili waxaa isoo martay aan ku aqliyeystay in aanu Ethiopia laba jeer afka ciida u darnay halka maanta jiilka mustaqbalka dhalandoona ee Somaliyeed aysan ku dhiiran doonin arintaas mar danbe.

Waxaani waa taariikh taariikhna xumaan iyo samaan ma duugoowdo marka waxaanu sugnaaba waa mudanayasha baarlamanka Somaliya inkasta oo la sheegay iney ku jiraan dad wax bartay oo damiir leh hadane waxey u badan tahay halkii ay ku mashquuli lahaayeen iney Farmaajo ceyriyaan waxey iclaamin doonaan Doorasho guud si wadanka looga saaro nidamkan qaldan ee kumeel gaarka ah ee saamaxaya in masuulkasta oo Somaliyeed si sahlan looga ceyriyo shaqadiisa isagoo dadkiisa u adeegayo amba dalkiisa. R/wasaare kasta amaba madaxweyne kasta oo Soamliya yimaada inta lagu jiro xiliga kumeel gaarka oo dowladaha Soamliya ka curta loogu yeero TFG xal kama danbeysa ah in Soamliya laga gaaro lama sugayo ilaa ay dadku fahmaan dhibaatada TFG ay dalka iyo dadka u horseedeyso fowdo iyo in markasta wadamo shisheeye ay si sahlan u faragaliyaan dalka iyo dadka Soamliyeed oo hada sida muuqata dhaqankoodii u gaarka ahaa ay ku tunteen Alqacida iyo kooxda Shabaab, halka madaxweynaha iyo gudoomiyaha baarlamankuna ayba hada noqdeen kuwo u adeega dano shisheeye oo dalkii iyo dadkii mustaqbal xumo la doonayo.

Al soco wararkena danbe ilaa caawa

Isha warka Hiiraan State
Webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | aqeq on August 15 2011 09:01:33
A tourist replica coachhired donkey.
He stopped gucci storesto rest.
refuge in thelouis vuitton storesshadow of.
the donkey louis vuitton stores onlineand a shade.
avoid exposure replica gucci handbagsDonkeys barely.
enough to cover chanel stores onlineof passengers.
shade fierce coach bagsno one think.
owner insisted replica pradahe only letting.
The visitors replica louis vuittonhe employed.
donkeys and shadowreplica coach bagsand even fight.
They debate chanel stores onlinethat people.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.17 seconds
14,568,431 unique visits