Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo xilka looga qaadayo Moh'd Dheere

Wararka MaantaMogdisho:- Siyaasadii Somaliya oo marba marka ka danbeysa sii xumaaneysa kedib markii ay hogaamiyaashii Soamliya ku kalatageen shirkii Kampala. M/dheere oo maalmahan ka maqnaa siyaasada ayaa ugu danbeyn kula heshiiyey labada Shariif inuu kala fur furi doono siyaasadahan cakiran ee ka tagan Mogdisho hadii loo dhiibo xilka gudoomiyah agobolka Banaadir oo horey looga qaaday isaga.

Moh'ed dheere ayaa dhaliil u soo jeediyey maanta R/wasaaraha Somaliya xili uu waresi siinayey maanta idaacadaha maxaliga ah ee ka howlgala Mogdisho kuwooda qarandiidka ah.
warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegayo in madaxweyne Shariif oo ay xaaladu ku xuntahay uu hada doonayo inuu isticmaalo amaba ku dagal galo siyaasad uu ka dhax muuqdo qabiil isagoo isticmaalayo shaqsiyaad ay ka mid ayhiin M/dheere.

Sida muuqata Somaliya waxaa ka dhici doona doorasho maadaama ay hada xaaladu mareyso gudoomiyaha gobolka Banaadir xilka ha lag aqaado waxuu abaabulay banaanbaxyada Mogdisho waa siyaasadaha jahwareerka ah ee labada Shariif.

Shacabka Somaliyeed ayaa siweyn u taageerayo R/wasaaraha Soamliya iyagoo ka soo horjeeda go,aanadii shirkii Kampala.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | nba shoes stores on August 11 2011 00:05:55
The nba shoes stores and the PalaRossini of Ancona have seen and liked. It happened yesterday afternoon, when the number one of the Scouts of one of the major franchises of the American professional League such as that of the San Antonio Spurs, George Felton, and his close associate, Jared Ralsky, were guests at the leadership of the Fabi Shoes-represented by Dg Gianmaria Vacirca and shelveset marketing manager Sandro Crovetti overall via Cameranense.In March this year form 10 days for the New Orleans Hornets.in its meeting today, upheld the appeal brought by the company Motiejunas Basketball against the nba shoes decision of the National Committee of judges of last June 28," read the statement of the Fip.
#2 | aqwqa on August 15 2011 08:58:52
A tourist replica coachhired donkey.
He stopped gucci storesto rest.
refuge in thelouis vuitton storesshadow of.
the donkey louis vuitton stores onlineand a shade.
avoid exposure replica gucci handbagsDonkeys barely.
enough to cover chanel stores onlineof passengers.
shade fierce coach bagsno one think.
owner insisted replica pradahe only letting.
The visitors replica louis vuittonhe employed.
donkeys and shadowreplica coach bagsand even fight.
They debate chanel stores onlinethat people.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.16 seconds
14,633,778 unique visits