Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 5

· Members Online: 1
daphnesa3

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Wararkii ugu danbeyey dagalada u dhaxeeya xoogaga reer Hiiraan iyo Shabaab ee ka socda qeybo ka tirsan Hiiraan.

Wararka MaantaHiiraan:(HS)- Ciidamada degaanka ee loogu yeero xoogaga reer Hiiraan ayaa cagta mariyey in ka badan 75 maleeshiyo ka tirsaneyd Shabaab 24tii saac ee inadhaaftay kedib dagaalo ka dhacay Hees iyo nawaaxiga Belet Weyn. dagaalka oo ahaa mid qorsheysnaa oo ay ciidamada xoogaga reer Hiiraan qaadeen ayaa guulo la taaban karo ayey sameeyeen ciidanku. dagaalka ayaa waxaa dhinac socday gurmadyo iyo dhiiragalin lala daba joogay xoogaga reer Hiiraan ee dagaalada ba'an kula jira argagixisada Shabaab iyo alqacida.

Dagaalkii Hees ka dhacay ayey siweyn ugu jabeen Shabaab kedib markii macluumaad qaldan la siiyey oo loo sheegay in ay degaanka Hees ku sugan yahiin ciidamo aan badneyn halka goobtii ay ciidamada badan joogeena loogu sheegay ineysanba wax ciidan ah joogin taasi oo aad u badisay dhimashada Shabaab.

Sidoo kale dagaalkii ka dhacay duleedka Belet Weyn ayaa waxaa qaaday ciidamada xoogaga reer Hiiraan iyagoo aad ugu dhawaaday magaalada oo hada u muuqata in gabigeedba ay ka go,an tahay Hiiraan inteeda kale iyadoo labada dhinac ee magaalada jidadka soo gala ciidamo xoogaga reer Hiiraan ah ay ku sugan yahiin maanta. shacabka magaalada ayaa dhegta kor u haya iyagoo si taxadir leh ula socda dhaqdhaqaaqa dagalada iyo sida ay ciidamadu ugu soo dhawaadeen magaalada.

Warar xaqiiqda u dhaw ayaa sheegaya in dagaalada ay maalmahani qaadayaan ciidamada xoogaga reer Hiiraan aysan ka dhici doonin magaalada Belet Weyn oo kaliya ayna sameyn doonaan hal mar Bulo Burte iyo nawaaxigeeda maadama ay dagaaladu saf balaaran yahiin. marka laga soo tago borobagaantada Shabaab iyo beenta ay idaacadaha ka sheeganayan xaqiiqadu waxey tahay iney dagaalkii maanta maleeshiyo badan ku waayeen iyagoo ujeedadoodu aheyd sidii ay u furan lahayeen jid ay sahaydu u mari jirtay ciidamo ku sugan degaano hoos tago gobolka Galgaduud iyadoo ay sahayda u mari jirtay gudaha dhulka caduunka ah maba nawaaxiga Galka Heesood.

Kedib markii ay dagaalada ku jabeen Shabaab ayey iyagoo xanaaqsan maanta ay qoorta ka jareen dad lagu qiyaasay ilaa 6 qofood oo ay labo ka mid ah magaalada keeneen si loo arko amaba ay dadka u cabsi galiyaan. waa bil sii dhaceysa Shabaab wax ay dhowranayaana ma jirto hada kedib sidaasi daraadeed waa in ay shacabku ka foog jignaadaan dhagar qabayaasha ayey yiraahdeen ciidamada xoogaga reer Hiiraan ee degaalka ba'an kula jira argagixisada oo mar hore dalka laga saari lahaa hadii sida hada looga dagaalayo wadanka oo dhan loogala dagaalami lahaa.

La soco wararkeena danbe iyo dagaalka ay xoogaga reer Hiiraan ay kaka sifeynayaan argagixisada xooga ku heysta degaano badan oo Hiiraan ka tirsan.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | SXSEDGV on August 15 2011 09:41:50
A tourist replica coachhired donkey.
He stopped gucci storesto rest.
refuge in thelouis vuitton storesshadow of.
the donkey louis vuitton stores onlineand a shade.
avoid exposure replica gucci handbagsDonkeys barely.
enough to cover chanel stores onlineof passengers.
shade fierce coach bagsno one think.
owner insisted replica pradahe only letting.
The visitors replica louis vuittonhe employed.
donkeys and shadowreplica coach bagsand even fight.
They debate chanel stores onlinethat people.
#2 | ao06fmu on September 02 2011 00:40:31
With the time going by, mmorpg is becoming more and more fashion. If you like to play, you can click out rift account,buy lineage 2 account to see what you need. The fast delivery, best service and most reasonable price will be your first choice. Very welcome!
#3 | l0air07 on September 02 2011 00:40:54
With the time going by, mmorpg is becoming more and more fashion. If you like to play, you can click out rift account,buy lineage 2 account to see what you need. The fast delivery, best service and most reasonable price will be your first choice. Very welcome!
#4 | adasd on September 02 2011 02:20:13
By investing most time and capital in developing USA wow virtual services market. In the last few years of intensifying competition, our business in American still maintains a steady growth, which is definitely attributed to our premium and highly efficient services. Do not know how you can enter the www.starrock.org query. We are always taking American players as our priority doing our best to supply them with cheap and safe wow gold. We always stick to standard services, which allow us not to send spam in game to damage gaming environment. We also focus on improving security of our website and protecting our customersí personal information. Donít hesitate to buy wow gold here at www.wowbenz.com, believe that this is US playersí right choice. We also have many promotions and extra bonus for you; you can get more free wow gold here. If you meet any questions here, try to contact with our Live Help, we will let you get your desired cheap wow gold, and to enjoy a nice world of Warcraft life.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.27 seconds
14,568,367 unique visits