Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Maxaad ka taqaanaa R/wasaaraha lagu bedelayo Farmaajo iyo mudada uu xlka R/wasaarenimo heyndoono halkeese ku nool yahay hada.

Wararka MaantaSomalia:-R/wasaarahii hore ee Somaliya Farmaajo oo xilka R/wasaarenimada hayey war ka yar sanad ayaa shaqadii ka tagay iyadoo aysan jirin wax isbedel ah oo uu wadanka ku soo siyaadiyey. Farmaajo waxuu Mogdisho tagay Shabaab oo dhinac ka heysta caasimada Somaliya waxuuna maanta shaqadii ka tagay iyadoo ay arinta sideedii tahay.

Shacabka Somaliyeed oo iyagu u hamuun qaba nabad iyo dalka jaceyl ayaa u heysta in ay wadanka wax badan ku soo siyaadiyeen Farmaajo iyo wasiiradii Islaaxa, laakinse xaqiiqadu waa iney xukuamdaasi ay hogaankeeda hayeen shaqsiyaad daneysta yaal ah oo mudo qurbaha ku noolaa hadey wax qabteen iyo hadii asan qabana waqtiga iyo waayaha ayaa dadka kala saari doona sida ay tiro yar oo aragti ka duwan mida ay shacabka qabaan aaminsan yahiin.

Maxaad ka taqaanaa R/wasaaraha cusub ee lagu bedelayo Farmaajo halkuuse ka soo jeedaa amaba degan yahay. waaya aratinimadiisa iyo waliba cida hada gurbanka u tumeysa in uu noqdo R/wasaare.

Farmaajo sida ay u badan tahay waxaa lagu bedelayaa shaqsi ka soo jeeda degaanka Puntland waxaana magaciisa la yiraahdaa amaba lagu sheegay Mohamed Ali Muud. waa nin sida la sheegay duuliye( Pilot) ah. waxuu ku nool yahay caasimada Ethiopia ee Addis Ababa dowlada Ethiopia waxey ka keceshahay Ethiopianka wadanka u dhashay. waxaa hada siweyn ugu ololeynayo Ethiopia, Shariif Sakiin iyo madaxweynaha Puntland Faroole.

R/wasaaraha cusub waxuu xilka heyn doonaa 60 cisho oo kaliya maadama ay aduunyadu hada wado qorshe 6 bilood gudahood loogu qabanayo Somalida shir wadatashi ah, sidoo kale waxaanu shacabka soo bandhigeynaa waxa lala damacsan yahay labada Shariif oo markii aad aqrisaan ay jano noqoneyso iscasilaada Farmaajo markaad eegto sida labada Shariif loogu diyaar garoobay iyadoo la marsiinayo jidkii uu horey u maray madaxweynahii dalka Ivory coast.

Madaxweynaha Somaliya howlaha hada socda shaqsi ayuu ka yahay isaga ujeedadii uu rabay wuu gaaray waxeyna aheyd in 1 sano waqtiga loo kordhiyo saxiixna loogu yimaado.

La soco wararkeena danbe iyo sida labada Shariif iyo xulufadooda siyaasada guud ee dalka looga fadhiisin doono.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | ewqe on August 15 2011 09:37:19
A tourist replica coachhired donkey.
He stopped gucci storesto rest.
refuge in thelouis vuitton storesshadow of.
the donkey louis vuitton stores onlineand a shade.
avoid exposure replica gucci handbagsDonkeys barely.
enough to cover chanel stores onlineof passengers.
shade fierce coach bagsno one think.
owner insisted replica pradahe only letting.
The visitors replica louis vuittonhe employed.
donkeys and shadowreplica coach bagsand even fight.
They debate chanel stores onlinethat people.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.18 seconds
14,569,349 unique visits