Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 5

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Qore cusub oo ay iska kaashanayaan Hasan D Aweys, Abu MAnsuur, Hasan Yacquub iyo Ali dheere laguna dabargooynayo hogaamiyaasha Ajnabiga iyo saraakiisha Shabab ee ka soo jeeda gobolada waqooyi oo meel

Wararka MaantaSomalia:- War bixino isa soo tarayo oo ay dad yar ogyahiin lagana soo xigtay qaar ka mid ah ciidamo Shabaab ka tirsan ayaa sheegaya in hogaamiyaasha kala ah Hasan Daahir Aweys, Hasan Yacquub, Afhayeenka Shabaab Ali Dheere iyo Abuu Mansuur Roobow ay ka danbeeyaan dilalkii dhawaantan loo geystay saraakiil badan oo ka tirsan alqacidada Somaliya iyo kuwa Shabaab.

Warbixino horu dhac ah ayaa sheegaya in 4taasi sargaal ay heshiis ku galeen in marka hore laga taqalusiyo ajaanibta kedibna lagu xijiyo saraakiisha Shabaab ee ka soo jeeda degaamada Waqooyi, sida Godane iyo waxii la halmaala.

Duqeyntii dhawaantan ka dhacday Kismaayo iyo dilkii loo geystay hogaamiyahii Alqacida ee bariga Africa iyo kuwo dhawaantan la fulin doono waxey qeyb ka yahiin mashruuc cusub oo ay hada wataan ragani. iyadoo marka uu qorshahaasi hirgalo oo ragaasi laga taqalusiyo ay qorsheynayaan in ay magac cusub la baxaan kedibna ay heshiis ku baaqaan oo ay la galaan dowlada imaan doonta mustaqbalka.

Ragan lagu dilayo duqeynta waxaa loo isticmaalaya qalab sida Xaanjada oo kale ah oo meesha ay kusugan yahiin lagu dhejinayo, halka hogaamiyasha Shabaab ee ka soo jeeda degaanada waqooyi ee Somalida ah loo sameynayo shirqool loogu gacan galinayo ciidamada TFGda oo ay ugu jiraan rag ay arintaasi heshiis ku yahiin.

Mid ka mid ah Shabaabka Kismaayo ayaa laga soo xigtay isagoo leh xerada la duqeeyey iyo in ay halkaasi saraakiil ku sugnaayeen waxaa ogaa dhawr nin oo uu ka mid yahay Hasan Yaqcuub in magaalada Kismaayo kolonyo ka baxdaayna sidoo kale dad yar ayaa ogaa marka mujaahidiinta qaarkood waa la iibsaday ayuu ku calaacalay dhawr jeex askarigaan la qalday.

Warbixintaan oo dhameystiran la soco maalmaha soo socda iyo raga ay dhinaca TFGda kala shaqeysan doonaan ragani aanu kor ku soo sheegnay.xaqiiqadii sida ay wax u socdaan markaad eegto jabkii argagixisada ayaa soo dhaw.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.16 seconds
14,614,678 unique visits