Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 0

· Total Members: 121,378
· Newest Member: netucafila

Welcome

Xulka qaranka Hiiraan State oo ka haray tartanka dilna ugu xukuman Shabab..

Wararka MaantaXulka kubada cagta qaranka Hiiraan ayaa maanta soo bandhigay ciyaar aad u xiiso badneyd oo dhex martay iyaga iyo gobolka Banaadir. ciyaarta aya ku bilaabatay weerar iyo weerar celis ay labada kooxood midba mida kale ku qaadeysay.

Ciyaartaan oo aheyday mid si weyn loo wada sugayey ayaa ugu danbeyn waxey guushu ku raacday banaadir oo runtii iyaguba guusha ka sokow dadaal dheeri ah muujiyey. gobolka Nugaal oo ahaa kuwa iyagu marti galinayey tartanka ayaa caawa iyaguna halkaas kala tagay guul,maadaama uu culey weyn saarnaa kooxdaani oo ah mida iyada martida loo yahay.

Ciyaartooyda amaba qaranka Hiiraan State ayaa iyagu halkaas kala tagay niyad wanaag walow ay naftooda ku jirto qatar kedib markii qaar ciyaartoyda ka mid ah Shabaabka Hiiraan ku xukumeen dil.kedib markii ay diideen iney ka haraan tartankaan ay iskugu imaanyeen shacabka Somaliyeed oo mudo 20 sano ah wax is dhax gal ah sameyn.


Hoyga wararka sugan
Webmaster@hiranstate.com
Hiran state online

Comments

#1 | rehgat on February 06 2011 02:29:12
These provided just wow gold passive stats, which are not the kinds of talents we want to design in the future. We will keep the Sword Specialization talent, but it will be changed to a talent that cheap wow gold applies to all types of weapons.
#2 | eraht on February 07 2011 03:03:33
This would cheap wow gold become strong?And I see nothing more than the trumpet like killing two career - disciplinary Q and Austrian law. I'm offended that you wow gold do, even so, this is your revenge?Ridiculous it.
#3 | Jordan For Sale on August 12 2011 06:31:40
clearly Vibram 5 Finger Shoes his name Vibram Bikila to replace exams, what is their motivation? He certainly believes that hidden behind Think of it, he decided to send a Five Toe Shoes report by the county Vibram Kso government Web site post, hope County Bo... FiveFingers Sale

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.14 seconds
9,750,632 unique visits