Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 8

· Members Online: 1
marylouvk4

· Total Members: 131,301
· Newest Member: RomleadsSmola

Welcome

Hiiraan State TV coming Next 72 Hrs

Wararka MaantaIsniin 27,December 2010 (HSOL)Tv caalami ah oo loogu talo galay bulshada reer Hiiraan ayaa dhawaantan hawada soo galayo. Tv-ka oo la yiraahdo Hiran State TV(HSTV) ayaa waxaad ka daawan doontaan Hiranstate.com waxaadna kala socon doontaan arimaha dowlad goboleedka Hiiraan State.

TV-ka ayaa waxuu idiin soo gudbin doonaan shirarka iyo aqbaarha madaxda Hiiraan State iyo safarada uu madaxweynaha ku tagayo gudaha Hiiraan. intaas kedib waxuu Tv-ka xooga saarayaa inuu rayiga dadweynaha reer Hiiraan soo aruuriyo mucaarad iyo muxaafid si ay bulshada reer Hiiraan u noqdaan umada iyagoo is mucaaradayo hadane ka wada shaqeynayo horumarka guud ee Hiiraan State of Somaliya.

Hoyga wararka sugan
hiran state online
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.21 seconds
10,312,151 unique visits