Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 7

· Members Online: 1
willardvd2

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Shacabka Somaliyeed oo wadanka si cilmiyeysan looga rarayo iyadoo xeryo qaxooti looga sameynayo Kenya iyo Ethiopia.

Wararka MaantaSomalia:- Kedib abaaro iyo colaad ku dhuftay dalka Somaliya iyadoo ay mushkilada maanta jirto ilaah ka socokow ay sabab u yahiin labada Shariif iyo Shabaab ayaa waxii ka danbeeyey shirkii Kampala waxaa si rasmi ah faraha loola galay qaranimadii Somaliya iyadoo hada xeryo cusub looga furayo shacabka Somaliyeed wadamada Ethiopia iyo Kenya dadkaasi oo sida la sheegay lagu qiyaasay 2 Million in laga soo qaadi doono gobolada Somaliyeed oo dhan.Thanks siyaasada labada Shariif iyo Shabaab qarniga 21aad.

Waxaa nasiib daro ah in maanta iyadoo shacabka lagu quudin karo gudaha wadanka la leeyahay xeryo cusub ayaan Dolow dhinaca Ethiopia iyo gudaha Kenya ugu fureynaa qaxootiga Somaliyeed ee macaluusha la ildaran iyadoo laga xaalufinayo amaba laga rarayo dalkooda.

Dad badan waxa laga yaabaa ineysan walito dareensaneyn heshiiskii shirkii Kampala Somalida qarkood waxey ku qaadan doontaa dhawr sano qatarta wadanka la galiyey iyo sida maalinba maalinta ka danbeysa shaqsiyaad sheeganayo masuuliyiin ay waxii ay doonaan iskaka saxiixayaan iyagoo magaca Somaliya isticmaalayo.

Durbadiiba markii baarlamaan beenaadkii 550 ahaa laga ansaxiyey heshiiskii Kampala waxaa durbaba la wadaa qorshe cusub oo aanba horey loo ogeyn kaasi oo QM oo isticmaaleyso wadamadii awooda lagu siiyey shirkii Kampala ee IGad in ay doonayaan iney wadanka dibada uga saaraan qaxootiga Somaliyeed ee ku nool gobolo badan oo Somaliya ku yaalo, arintaan oo ah mid hadane qatarteeda leh.

Labada Shariif iyagoo masuuliyad sheeganayo waxaa lagu mashquuliyey muran laga soo shaqeeyey wadanka intiisii kalena waa beylah. sidoo kale wadankii waxuuba noqday mid dhinackasta laga maamusho oo hada qatartiisu ay hada ugub tahay.

Bal dhawaantan la soco xildhibaanada baarlamanka iyo la taliyaasha labada Shariif magacyadooda si maalin aan maanta aheyn dhacdooyinka hada dhacayo loola xisaabtamo.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | aszwf on August 15 2011 09:39:00
A tourist replica coachhired donkey.
He stopped gucci storesto rest.
refuge in thelouis vuitton storesshadow of.
the donkey louis vuitton stores onlineand a shade.
avoid exposure replica gucci handbagsDonkeys barely.
enough to cover chanel stores onlineof passengers.
shade fierce coach bagsno one think.
owner insisted replica pradahe only letting.
The visitors replica louis vuittonhe employed.
donkeys and shadowreplica coach bagsand even fight.
They debate chanel stores onlinethat people.
#2 | viceroy1 on September 01 2011 08:08:26
44 We do almost any time and TiVo DVR (provided by DIRECTV including) communication. Shortly after treatment in the morning and jordan heels using the recorder ideal unit for gross difficulties and problems, cheap high heels is safe, sound and seemed to say that many men and women who are tired of film strips stacked on the shelves and hope timers and settings on their level VCR equipment is appropriate. Everyone knows high heels for women that feeling of being unwell, and soon, because they are from their destination to return to his home to discover they have lost their popular show jordan heels for women, from internal weaknesses VTR unit nike heels for women. ATEX certification and accreditation of quality EExd hard anodized aluminum IP67 mounting holes two electromagnetic shield can be rotated 360
degrees for more aid and fitting nike dunk high.A speculate on the possible layout of elements typical of the brand wristwatch is often boldly display;

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.26 seconds
14,614,640 unique visits