Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 5

· Members Online: 1
bernardts3

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Maamulka degmada Ceelwaaq oo sheegay inuu ka tirsan yahay dowlad goboleedka Azaniya

Wararka MaantaCeelWaaq:- Iyadoo ciidamada dowlada ee gobolka Gedo jubooyinka aad u dhaliileen isqabqabsiga TFGda Mogdisho ayaa waxaa si rasmi ah ugu dhawaaqay iney ka tirsan yahiin dadka reer Ceelwaaq maamulka Azaniya.

Inta badan dhalinyarada gobolka Gedo ayaa u dhinta magaca dowlada iyadoo marka ay guulo la taaban karo ka gaaraan kooxda Shabaab hadane uu isqabqabsi ka dilaco masuuliyiinta Mogdisho joogta taasi oo dadka degaankaasi aaqirkii ku xambaartay iney ku biiraan amaba soo dhaweeyaan maamulka Azaniya State of Somaliya oo hada u muuqda mid xooga saaraya sidii uu dadka degaankaasi u kasban lahaa min tuulo ilaa heer gobol.

Wararka naga soo gaaraya magaalada CeelWaaq ayaa sheegaya iney dhawaantan shirweyn ay iskugu imaan doonaan waxgaradka degmada si ay taageero ugu muujiyaan maamulka Azaniya oo ay ka mid yahiin amaba wax ka dhiseen aqoonyahano ka soo jeeda degaanka Ceelwaaq.

Maamulka Azaniya waa maamul dhawaantan looga dhawaqay Kenya iyadoo waxgarad ka soo jeeda degaanka loo sameeyey maamulkan loo sharaxay qaabka lagu soo xuli doono mudanayasha baarlamanka iyo xukumada Azaniya kedib shir labo maalmood socday oo ka dhacay Kenya mudo aan sidaasi u fogeyn.


Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | nike air max 2011 on August 08 2011 00:42:00
Im so excited. We can communicate on this theme. Here or in Malice this in the past? Let me know your thoughts.nike air max It seems to me it is excellent idea.
Interesting theme, I will take part. Willingly I accept. The question is interesting; I too will take part in discussion.nike air max 2011 Together we can come to a right answer.
#2 | afafw on August 11 2011 03:19:37
In response wow gold to the close, governor-elect Lincoln Chafee has issued a statement expressing his disappointment in the deal, stating that he "would have preferred that the EDC honor my request to defer the closing so that I would have had a chance to formally contribute to the process". "Now that it has closed, I will do everything wow po in my power to protect the interests of the taxpayers of our state," Chafee said. "I will continue to carefully monitor further steps taken by the EDC. It is my intent to ensure that the state fulfills any and all www.mawow.fr of the commitments made by the EDC.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.18 seconds
14,637,742 unique visits