Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

M/weynaha Hiiraan State oo hambalyo u diraya shacabka iyo dowlad goboleedka Puntland

Wararka MaantaHS:- Madaxweynaha Hiiraan State Dr Mohamud Abdi Gaab ayaa hambalyo u diray madaxda Puntland iyo shacabkooda isagoo ugu baaqay jaaliyada reer Hiiraan iney ku daydaan walaalahooda Somaliyeed ee isku tashaday waqti hore.

Madaxweynaha oo dhawaantan safar ku tagay degaanada Puntland ayaa qiray in maamulka Puntland ku guuleystay nabadgalyada iyo arimaha bulshada isagoo ka mid ahaa shaqsiyaadkii fikirkiisa ku biiriyey in shirka wadatashiga lagu qabto Garowe.
Madaxweynaha ayaa ku dhiiragaliyey iney bulshada ku abtirsata degaanka Puntland amaba ka soo jeeda xajistaan waxii nolosha bini'aadamka ugu wanaagsanaa oo maanta gacantoda ku jira marka loo eego koofurta Somaliya (nabadgalyo).

Inaguna waxaanu leenahay shacabka Puntland Hambalyo, hambalyo.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | wsed on August 15 2011 09:28:35
A tourist replica coachhired donkey.
He stopped gucci storesto rest.
refuge in thelouis vuitton storesshadow of.
the donkey louis vuitton stores onlineand a shade.
avoid exposure replica gucci handbagsDonkeys barely.
enough to cover chanel stores onlineof passengers.
shade fierce coach bagsno one think.
owner insisted replica pradahe only letting.
The visitors replica louis vuittonhe employed.
donkeys and shadowreplica coach bagsand even fight.
They debate chanel stores onlinethat people.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 1.09 seconds
14,666,021 unique visits