Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 1

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Qaar ka tisan Shabaabka Hiiraan oo lagu wado iney wada hadal la furaan saraakiisha ciidamda reer Hiiraan kedib fashil ku yimid uruka guud.

Wararka MaantaHiiraan:- Dhalinyarada Shabaabka Hiiraan ayaa durbaha bilaabay fikir kala duwanaansho xaga mustaqbalkooda ku danbeynayo iyadoo qaarkood go,aansadeen iney la heshiiyaan maalmaha soo socda ciidamada reer Hiiraan ee halkaasi ku sugan hadii ay ka dareemaan dabacsanaan oo ay si nabadgalyo ah ugu wareejin doonaan magaalooyinka waaweyn, halka dhalinyarada Shabaab ee aan dagaanka u dhalan doonayaan in ay dadka xasuuqaan inta aysan gacantooda ka bixin guud ahaan magaalooyinka waaweyn ee ay Hiiraan kaka sugan yahiin.

Warar xaqiiqda u dhaw ayaa sheegaya in ay luntay waxii ka danbeeyey maalintii shaleyto aheyd isku xirnaantii guud ee Shabaabka Somaliya ka dagalama iyo Ajaaniibtooda kedib markii ay ururka si rasmi ah u kala jabiyeen hogaamiyaal aanu ka xusi karno Hasan Dahir iyo koox cusub oo ka farcamay ururka oo mudo ka shaqeynayey arintaan fashilaada.

Guud ahan gobolada dalka ay maamulaan kooxdaan ayaa laga yaabaa inuu isbedel ku yimaado maalmaha soo socda maadaama ay hada arintu mareyso nin walbow naftaa iyo degaankaad ka soo jeeday ku dhuumo.sidoo kale Hiiraan oo ka mid ah meelaha sida weyn Shabaab loogula dagaalamay kedib markii ay qaar ka mid ah saraakiisha Shabaab isku dayeen iney qaab qabiil ku qabsadaan shacabka ayaa ka mid ah degaanada ay isku dayi doonaan kooxahii Mogdisho ka baxay iney gabaad ka dhigtaan mudo inta ay arimaha hada socda dhinac u dhacayaan.

Warar aanu ka soo diyaarinay Shabaabka Hiiran iyo mustaqbalkooda la soco dhawaan iyo goobaha uu saldhig inuu ka dhigto doonayo Hiiraan Hasan Daahir iyo kooxdaan cusub ee Shabaab ka go,ay.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | abdifitaax on August 07 2011 06:29:28
shabaabka hiiraan maka duwanyihiin shabaabkii laayey reer hiiraan intaasna gumaadka ku haaye oo ka dilay odayaal kana duugay kaymihii kaydka biyaha rabayna iney laayaan qabiilka xawaadle.kuwaas soo maahan shabaabka hiiraan aad maalmahaan noo macmacnaynayso waxaan qaba kuli lalaayo hadayba hada waxaas sameeyaan wanaag laga sugaaba jirin kuwa gobolada kale ka imaaday walaahi ayagaa ka xun.
#2 | CABDALKA on August 07 2011 11:27:31
ABDIFATAAX WAA RUNTAA BRO SHABAABKA REER HIRANKA AH WAABA CAWAAN SIDEEY KU OGLAADEEN IN 80 QOF OO REER HIRAN AH HAL MAALIN LA DILO KUWAAS MIYAA CAQLI LAGA SUGAA....XITAA HADEEY BAXAAN WAXAAN U SHEEGAYAA INEEYSAN AAMININ SHABAABKA REER HIRANKA AH SABABTOO AH WAA KUWII QARXIYAY HOTEL MADIINO MARKA SHABAB WAA SHABAAB HALA ISKA JIRO YAAN LASOO DHOWEYN
#3 | Yusuf on August 07 2011 13:40:50
Shabaabka aan u dhalan deegaanka hadii ay baxaan kuwa kale waa la meereyn karaa cawaanta. dhibtu waa kuwa ka yimid deegaanada kale ee qabiilka iyo diinta iskaka dhax yaacsan tahay.

Peace
#4 | ADSD on August 09 2011 01:29:57
Gamer Carts is a leading provider of wow gold to the needs of wow players who want to maximize their online gaming experience. Especially wow gold, cheap wow gold and World of Warcraft gold with over 1,000,000 satisfied. Gamer Carts provide wow gold at competitive prices while maintaining the highest of standards. Generally, the prices of wow gold in the US servers are cheaper than other wow gold. We strive to offer the fastest and most reliable wow gold on the web for all realms. Wow gold is always available here. Now, go and buy wow gold. Feel free to contact us 24 hours a day, live chat and email, you can also enter www.wowbenz.com this website contact us directly. Our Customer service reps are standing by, waiting to help enhance your gaming experience!
#5 | gucci outlet on August 12 2011 07:47:33
Easier Coach Shoes than ever, the Coach Baby Bags Hauck nike discount shoes Mini Star Diaper Backpack offers all Coach Patchwork Purses the comforts of a mother, she needs to make all her little fresh. The material Coach Claire Bags Coach Ergo Bags of the winding Coach Small Bags Hauck backpack consists of synthetic fiber . The rich interior is equipped with nike outlet many pockets, so every cream and powder and Coach Jewelry other utensils Coach Leather Bags for the baby, coach totes have their special place. This nike outlet store allows the Coach Travel Bags nike men shoes mother to the favorable nike factory store backpack has equal access and the right utensil Coach Backpack supplies which Coach Diaper Bagsand Coach Messenger Bags cheap nike air max on sale they need just to have on Coach Cross Body Bags hand.Of course, shouldCoach Spotlight Bags the changing mat not be missed, because otherwise there would be no Hauck Coach Sunlasses backpack. Furthermore, the backpack has wide Coach Satchels , adjustable straps and back straps stable, so coach shoulder bags be comfortable carrying on their backs for long distances. Coach Maggige Bags Of nike factory outlet course, the coach top handles cheapest coach hobo bags and also have great backpack equipped in different coach handbags colors nike women shoes available.With this backpack, the baby already existing equipment will be Coach Handbags 2010 enriched by a valuable nike outlet online piece. Moreover, coach factory outlet online it is much more advantageous for a mother to have on hikes or walks to load the pleasant straps on the shoulders.
-------FROM:http://gucci-handbagsoutlet.com/

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.59 seconds
14,581,445 unique visits