Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Tacsi (Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun)

Wararka MaantaCanada:- Waxaa magaalada Toronto ku geeriyooday Dr. Hasan Macalin Gaab iyo Mohamed Omar Waasuge(fly) waxaana Ilaah uga baryeynaa inuu danbi dhaafsiiyo eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeena samir iyo iimaan ka siiyo Amiin.

Boga Tacsida

Comments

#1 | Sahra Khalif iyo caruurteeda on August 06 2011 21:26:09
Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun. anigoo ku hadlaya magaceyga iyo kan reer Khalif Guled waxaan tacsi tiiranyo leh u dirayaa dhamaan reer Cumar Waasuge iyo reer Macalin Gaab geeridii ku timid marxuum Hasan Maclin Gaab iyo Maxamed Cumar Waasuge oo ku geeriyooday Toronto, Canada.

Waxaan ilaah ugu baryayaa inuu danbi dhaaf siiyo eheladii iyo qaraabadii ay ka tageena samir iyo iimaan. Aaaaaaaaaaamin
#2 | Faduma Haray on August 07 2011 13:36:21
Ala ha u naxariisto labada marxuum eheladiina samir iyo iimaan ala haka siio.

F Haray
#3 | A carab on August 07 2011 13:36:51
Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun
#4 | y.colow on August 07 2011 16:08:22
allaha u naxariisto labada marxuum eheladii iyo caruurtii qarabadii dhamaan samir iyo imaan allaha ka siiyo aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
#5 | wsqae on August 15 2011 09:27:43
A tourist replica coachhired donkey.
He stopped gucci storesto rest.
refuge in thelouis vuitton storesshadow of.
the donkey louis vuitton stores onlineand a shade.
avoid exposure replica gucci handbagsDonkeys barely.
enough to cover chanel stores onlineof passengers.
shade fierce coach bagsno one think.
owner insisted replica pradahe only letting.
The visitors replica louis vuittonhe employed.
donkeys and shadowreplica coach bagsand even fight.
They debate chanel stores onlinethat people.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.16 seconds
14,600,333 unique visits