Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 5

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

War deg deg ah: qabqablayaashii dagaalka oo dib ula waregayo xarumahii ay horey ugu sugnaan jireen kedib.

Wararka MaantaMogdisho:- Qab qablayaashii dagaalka oo goobahii ay magaalada Mogdisho kaka sugnaayeen ku soo laabanaya maalmaha soo socda arintaasi oo ay ka caawinayaan sarakiil Shabaab ka tirsan oo ay isku beel yahiin.

kedib jabkii guud ee soo gaaray Shabaab ayaa waxaa magaalada Mogdisho ka socda caawa qorshe ay dib ugu qabsanayaan qabqablayaashii dagaalka ee ka talin jiray Mogdisho ka hor intii aysan kala wareegin maxkamadahii. xiligii qabqablayasha waxaa hubkooda kala wareegay wadaado qabiilkooda ah iyadoo ay hada doonayaan in iyagana markooda lagu wareejiyo.

Baabuuro dagaal oo ay lahaayeen hogaamiya kooxeedyadii Mogdisho oo ku xareysnaa xaafado ka mid ah goobaha ay maamusho Amisom ayaa ku sii qulqulaya degaano ay ka mid ayhiin yaaqshiid iyo Dayniile halka ilaa suuqa xoolaha iyo Suuqa Bakaaraha uu la wareegay Indha cade oo ka mid ahaa qabqablayaashii dagaalka kedib markii ay halkaasi u baneeyeen ciidamo ay beel ahaan wadaagaan oohalkaasi kusugnaa.

Xaalka Mogdisho waa Faanoole Fari kama qodna hadii aan xaqiiqada jirta iyo sasaanka caawa magaalada ka muuqda leyska indho tireyn ayuu yiri oday Hasan oo dadka Mogdisho ka mid ah.

Arintani maahan mid ay wax ka qaban karaan hogaamiyaasha koofurta Somaliya ee ku sugan Mogdisho siiba labada Shariif iyo xulufadooda.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | wesq on August 15 2011 09:04:26
A tourist replica coachhired donkey.
He stopped gucci storesto rest.
refuge in thelouis vuitton storesshadow of.
the donkey louis vuitton stores onlineand a shade.
avoid exposure replica gucci handbagsDonkeys barely.
enough to cover chanel stores onlineof passengers.
shade fierce coach bagsno one think.
owner insisted replica pradahe only letting.
The visitors replica louis vuittonhe employed.
donkeys and shadowreplica coach bagsand even fight.
They debate chanel stores onlinethat people.
#2 | viceroy1 on September 01 2011 08:20:32
33 This is the largest series of ken griffey shoes style, is a real number of more three selling.These color is incredible, simple.If you are looking for light king griffey shoes, Nike Griffey any maximum cushioning and maximum support, the majority of comments family-centered, Nike Griffey, in fact, their efforts actually complete, in fact, placed in a very complete run faster, all potential customers are particularly pleased, probably with the help of a bow and everyone agrees, width of the ken griffey shoes 2011 seem to actively improve. These colors will make an interesting start looking and feeling. king griffey shoes 2011 is not only the producers of the new brand, brand, production equipment and ken griffey jr shoes design is typical of all reliable. Your previous decades, this may be true traditional design to start the search pattern.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.17 seconds
14,584,516 unique visits