Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 2

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Madaxweynaha Hiiraan State iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir oo kulmay.

Wararka MaantaMadaxweynaha dowlad goboleedka Hiiraan oo wadahadal la yeeshay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ,iyagoo ka dooday arrimaha xiriirka iyo Cayaaraha.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hiiraan “Hiran State of Somalia” Dr. Mohamud Abdi Gaab ayaa maanta kula kulmay Gudaha Magaalada Muqdisho Gudoomiyaha G/banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur “Tarzan” iyo ku xigeenadiisa , iyagoo ka wada hadlay qaabkii taageero wadajir ah ay u dhexmari laheyd dowladda hoose ee Muqdisho iyo dowlad goboleedka Hiiraan.

Madaxweyne Maxamuud Cabdi Gaab ayaa kala xaajooday Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho sidii suuragal looga dhigi lahaa in si nabad ah loo soo gaarsiiyo xulka cayaartooyda Gobolka Hiiraan , kuwaasoo kooxda Alshabaab ee Baladweyne ku sugan ay ugu hanjabeen ciqaab adag iyo xabsi hadii ay ku soo laabtaan Gobolkaasi .

Arrinkaasi oo welwel xoogan abuurtay ayaa Madaxweynaha Hiiraan State , wuxuu ku qasbanaaday inuu raadiyo waddo nabadeed oo lagu badbaadin karo dhalinyaradaasi , iyadoo xoogga la saarayo sidii aaney ugu dhici laheyn gacanta kooxda mayalka adage e Alshabaab kuwaasoo dib u dhigay horumarkii uu hiigsan lahaa Gobolka Hiiraan.

Talaabadan ayaa waxa ay timid kadib markii xalay Madaxweynaha Hiiraan State uu qadka Teleefoonka kula hadlay Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland General C/samad Cali Shire, iyagoo ka wadahadlay xiriirka walaaltinimo iyo midda maamul ee labada dhinac ka dhaxeysa sidii loo xoojin lahaa , waxaana sidoo kale ay ka doodeen ambabixinta cayaartoydaasi oo laga soo kaxeyn doono Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland sida qorshaha yahay .

Isha Warka – Hiran State
Mogadishu-Somalia
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net



Comments

#1 | wang on May 21 2012 05:23:14
Game for tera gold the elite enthusiasts, a Nexus system. This is a public task, and can be activated at any time in the world. Players reach a certain level Nexus will open a lot of monsters will be pouring buy tera gold in from another world, then the task will automatically appear in the screen of the players, they can choose the team to catch these monsters and other players back. A total of three waves of Tera Power Leveling monster attacks this area, defeat them, players can receive a valuable reward.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.20 seconds
14,584,495 unique visits