Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 8

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Tacsi (Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun)Bahda HS.com waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan suxufiga caanka ah Xasan Karatee oo hooyadii ku geeriyootay magaalada Qabridahare dhawaantan.

Wararka MaantaTacsi:-Inaa Lilaahi wa inaa ilaahi Raajicuun:Bahda HS.com Waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan eheladii iyo qaraabadii ayka geeriyootay Hooyo Cambaro Macalin Cumar oo dhawaantan ku geeriyootay magaalada Qabridahare ee dhulka Somali Galbeed. waxaan si gaar ah tacsi ugu direynaa madaxa iyo tafatiraha Radio Ogaal Hasan Karatee.



Waxaan marxuumada ilaah uga baryeynaa inuu janadii ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadiina samir iyo Iimaan ka siiyo aamiin Amiin.

Boga Tacida

Comments

#1 | admin on August 31 2011 14:53:02
Tacsi:-Inaa Lilaahi wa inaa ilaahi Raajicuun:Bahda HS.com Waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Hooyo Cambaro Macalin Cumar oo dhawaantan ku geeriyootay magaalada Qabridahare ee dhulka Somali galeed. waxaan si gaar ah tacsi ugu direynaa madaxa iyo tafatiraha Radio Ogaal Hasan Karatee.
Waxaana marxuumada ilaah uga baryeynaa inuu janadii ka waraabiyo camalkeedana ilaah u wanaajiyo Amiin Amiin
#2 | Inaa lilaahi wa inaa ilaahi ra on August 31 2011 15:20:50
Hooyada geeritootay ilaah ha u naxariisto
Amiiiiiiiiiin

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.17 seconds
14,633,487 unique visits