Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Qeybaha kala duwan ee bulshada Soamliyeed oo nabad ugu baaqay walaalaha uu dagaalku ku dhaxmaray magaalada Galkacyo.

Wararka MaantaMudug:- Baaqyo nabadeed oo ka imaanaya qeybaha kala duwan ee bulshada Soamliyeed kuwooda samaha jecel ayaa looga dalbaday bulshada ku dhaqan magaalda galkacyo iney colaada wada hadal ku dhameeyaan si looga hortago dhibaato kale oo shacabka soo gaarta.

Baaqyadan ayaa waxaa lagu wadaa iney isku soo dhaweeyaan dadka walalaha ah ee wada degan halkasi iyadoo sida la sheegayo ay rabshadahaasi gadaal ka hurinayan tiro yar oo dadka degaanka ka mid ah halka shacbaku intooda badan ay doonayaan nabad iyo wado noolaansho.

la soco xaalada magaalada Galkacyo oo caawa degeneyd.

Isha warka Hiiraan State

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.21 seconds
14,579,446 unique visits