Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 2

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Tacsi (Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun) Waxaa bulshada Hiiraan ka baxay caaqil Somaliyeed marna ahaa Ugaas siweyn looga qadarin jiray guud ahan Hiiraan Ugaaska beesha Gaaljecel Ugaas Cabdullaahi

Wararka MaantaHS:-Tacsi (Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun) Waxaa bulshada Hiiraan ka baxay caaqil Somaliyeed marna ahaa Ugaas siweyn looga qadarin jiray guud ahaan Hiiraan Ugaaska beesha Gaaljecel Ugaas Cabdullaahi Ugaas Maxumed ooku geeriyooday degmada Buq,aqable oo uu mudo ku sugnaa.

Guud ahaan bulshada reer Hiiraan si guud iyo si gaar ahaneedba waxey tacsi ugu dirayaan beeshii, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Ugaaska.

Bahda HS.COM waxey sidoo kale tacsi tiiraanyo leh u direysaa guud ahaan umada Somaliyeed oo uu runtii kabaxay caaqil marna ahaa Ugaas siweyn looga qadarin jiray dhulka Hiiraan iyo degaanada ay degan tahay beelweynta Gaaljecel.waxana si gaar ah tacsidan ugu direynaa bulsahda Hiiraan gaar ahan qaraabadii uuka baxay Ugaaska.

Ugaas Cabdullaahi waxuu ku dhashay isla magalda uu ku geeriyooday maanta.warbixino horu dhac ah oo inag aoo gaaraya ehelada marxuumka waxey sheegayan inuu dhashay 1921 uuna geriyooday maanta 00 ah 2011.

Waxaan marxuumka ilaah uga rajeyneynaa inuu camalkiisa u wanaajiyo maadama uu wax badan ka qeyb qaatay dib u heshiisiin dhinac kasta leh oo uu dhax dhigayey hadey noqon laheyd beeshiisa amaba beelaha oodwadaga la ah ooay is qabtaan, eheladii iyoqaraabadiina samir iyo iimaan Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.17 seconds
14,580,990 unique visits