Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 6

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-Musharaxa Madaxweeynimada Somaliya Mudane Cali Cabdalla Guure oo Safar Gaaban

Wararka MaantaHS:-Inkasta oo ay dalka Somaliya ka jirto siyaasad jahwareer badan oo marba marka ka danbeysa isbed bedeleysa hadane dhinaca kale markaad eegto inta badan musharaxiinta u tartameysa hogaanka dalka sanadka inagu soo aadan ee 2012, waqtigaasi oo ah amaba lagu wado xili bulshada Somaliyeed u furi doona taariikh cusub maadaama ay bulshadu mudo 21 sano ah ku soo jireen dowlado loogu yeero TFG oo aan wadanka waxne ku soo siyaadin iney ka dhiman maahane.

Hadaba musharaxa Cali Abdulle Guure oo ahaa fanaan caana waxuu ka mid yahay musharaxiinta u taagan iney hogaanka dalka la wareegan waxuuna dib u bilaabay ololahiisa musharaxnimo isagoo safar gaaban ku maraya dalka Taliyaaniga oo ka mid ah dowladaha daneeya arimaha Somaliya.

Mudane Cali Cabdulle Guure ma ahan markii ugu horeysay ee uu ololahiisa musharaxnimo ka bilaabo qaarada yurub horey ayuu safaro sidan oo kale ah ku soo kala bixiyey wadamo ay ka mid yahiin Britian, USA iyo Canada.

Marka laga soo tago ololaha musharaxa madaxweynimada Somaliya Ali Abdulle Guure hadane waxaad moodaa in doorashada soo socota ay u muuqato mid ka soo hormareysa xiligii loogu talo galay marka la eego sida ay musharaxiinta qaarkood u bilaabeen ololahooda musharaxnimo.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

No Comments have been Posted.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.14 seconds
14,589,463 unique visits