Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 9

· Members Online: 1
leonapv4

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Tacsi (Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun)

Wararka MaantaHS:- Waxaa manta magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyooday Dr Cabdullqadir Khalif Dirie


Hoos Ku Reeb boga Tacsida

Comments

#1 | Geeridu waa xaq on November 19 2011 17:54:21
Inaa Lilah wa inaa ilaahi raajicuun bahda HS.com waxey halkaan tacsi ugu direysa bulshada reer Hiiran gaar ahaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday marxuumka.

Waxana ilah uga baryeynaa inuu janadii ka waraabiyo

Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
#2 | Cilmi/Shukri iyo caruurtooda on November 19 2011 17:58:37
Waxan halkan tacsi diiraanyo leh ugu direynaa reer Khalif Dirie iyoreer Xaaji Afrax Guure geeridii ku timid dr A Khalif Dirie oo maanta ku geeriyooday kanada.

Waxaana si gaar ah ugu direynaa xaaskii iyo caruurtii uu ka tagay marxuumka Dhool Xaaji Afrax iyo Caruurteeda, waxanu leenahay ilaah samir iyo iimaan ha idiinka siiyo isagana camalkiisa ilah ha u wanaajiyo Amiiin yaa rabi
#3 | abdukhadir cawad on November 20 2011 07:12:58
ilah ha una xariisto marxuumka janatul fardowsane haka warabiyo walal
#4 | Haawo on November 20 2011 10:52:18
Alaya raxma marxuumka

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.22 seconds
14,585,748 unique visits