Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 1
loriwe3

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

Wasiirka Waxbarashada: "waxaan ku dadaaleynaa in aan Afka Soomaaliga hormarino"- SAWIRRO

Wararka Maanta Talaado 4,Janaayo 2011(HSOL)Wasiirka Waxbarashada: "waxaan ku dadaaleynaa in aan Afka Soomaaliga hormarino"-

Xafladani oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay xilka kula kala wareegayeen wasiirkii hore ee wasaaradda waxbarashada Mud C/nuur Macalin Max’ed iyo wasiirka cusub ee loo soo magacaabay wasaaraddaas Mud C/nuur Sheek Max’ed ayaa manta ka dhacday magaalada Muqdisho.


Xafladdan oo ay ka soo qayb galeen mudanayaal ka tirsan labada gole iyo mas’uuliyiin kale oo ka socotay qaybaha bulshada ayaa sidoo kale looga hadlay kor u qaadidda heerka aqooneed ee jiilka soo koraya, waxaana la isla gartay in xoogga la saaro sidii ubadka Soomaaliyeed ay uga baxi lahaayeen jahliga loona garansiin lahaa ubadka dalka tacliin sare.

Wasiirkii ee wasaaradda waxbarshada C\Nuur Macalin Maxamed ayaa xilka wasaaradda ku wareejiyay wasiirka cusub.

Hadal uu halkaasi ka jeediyey wasiirka cusub ee wasaaradda Waxbarashada iyo Hidaha ayuu ku qeexay in ubadka Soomaaliyeed ay u baahan yihiin tacliin dheelli tiran oo ka tarjumaysa dhaqanka iyo diinta umadda Soomaaliyeed.

“Waxaan ka shaqeeynayaa markaan hawshaan guda galo sidii afka qalaad dugsiyada haatan lagu barto maamulayaashooda ay xoogga saaraan, horumarinta afka Soomaaliga” ayuu yiri Dr. C/nuur Sheekh Max’ed wasiirka cusub ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Hidaha.


Insha Warka Hiiraan State
Muqdishu-Somaliya
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net










Comments

#1 | cheap watches on February 26 2011 03:37:04
acelets are advisable too. 5. Casual. If you're going to christian louboutin outlet a mall or to a picnic, you can wear those louboutin knockoffs trendy Glashutte watches from fashion brand designers. These trendy watches Ferragamo Wedges acelets are advisable too. 5. Casual. If you're going to designer Louis Vuitton Multicolore a mall or to a picnic, you can wear those wholesale Chanel Bags trendy Glashutte watches from fashion brand designers. These trendy watches buy Louis Vuitton Men's Bags acelets are advisable too. 5. Casual. If you're going to designer watches a mall or to a picnic, you can wear those cheap watches for sale trendy Glashutte watches from fashion brand designers. These trendy watches cheap women watches acelets are advisable too. 5. Casual. If you're going to wholesale fashion handbags a mall or to a picnic, you can wear those cheap replica handbags trendy Glashutte watches from fashion brand designers. These trendy watches cheap designer handbags
#2 | gucci outlet on April 09 2011 07:33:08

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.16 seconds
14,638,105 unique visits