Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 1

· Members Online: 0

· Total Members: 189,964
· Newest Member: evokafr

Welcome

HS:-Sawirada isbuucaan iyo Hiiraan

Wararka MaantaHS:-Sawirada isbuucaan iyo Hiiraan xusuusta waayo waayo goormaa kuugu danbeysay muuqaalka sawiradani oo inta badan ka turjumaya nolosha rasmiga ah ee bulshada Somaliyeed amaba Hiiraan.

Inkasta oo ay maanta dunidani aynu ku jirno ka jirto banaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo bangiyada aduunka iyo in dhaqaalaha aduunka ay koontaroolaan tiro ka yar 25% mark aloo eego shacabka aduunka ku nool,hadane bulshada Somaliyeed waxey ka mid yahiin bulshooyinka siyaabo kala duwan ugu nool dunidan aynu ku nool nahay.

Hadaba inta aanu u gada galin wax yaabo badan oo wadamada horey u maray ka walwalaan sida hadaanu dib u jaleecno xiligii la galayey qarniga 21aad amaba sanadkii 2000 oo aad looga wal walayey iney dhici doonto wax ay ugu magac dareen Y2K amaba in la waayn doono macluumaad fara badan oo ku jira cumpaturada amaba korontada la isticmaalo madama mudo la soo isticmaalayey amaba tiradu ka bilaabmeysay 1 sida 1900 iyo wax la mid ah loona gudbayey qarni cusub oo ka bilaabmaya 2 amaba 2000.

Marka la eego wal walka shacabka wadamada horey u maray xiligaasi la soo dirsay hadane qaarada Africa marka laga reebo dhawr wadan oo la heysta Yurub iyo America sida South Africa hadane wal wal badan ma jirin xiligaasi waayo nolosha qaarada Africa waa nolol dabiici ah oo dadku waxey ku nool yahiin beero intooda badan ku baxa roobka waxeyna cunaan hilibka xoolahooda.

Hadaan dib u jaleecno muuqaalada sawiradani bal eeg dukankan yar ee loogu magac daray Alaa watoo wehel uma baahna lacagta lagu maal galiyey kama badna 100 ilaa 150 dolar hadane qofka iska leh dhibaatada dunida ka jirta dan kama leh waxaa muhiim u ah noloshan uu ku dha xjiro. waxaa iyaduna xusid mudan dalka Somaliya siiba Hiiraan waxaa ku nool qoysas badan oo hanti ku heysta amaba dibada laga biilo lagamana yaabo iney sida qoyskaan isku tashadaan waayo waxey isku haleynayaan dadkooda dibada jira ee biilka u dira bilkasta.

Hadaba miyeysan habooneyn in dadkani oo kale la dhiiragaliyo oo la maal galiyo madama ay waqtigan adag noloshooda ku maareynayaan ganacsigan yar oo ay waliba ku faraxsan yahiin oo laga yaabo ineyba baqaarada ka soo qataan kadibna iska cadeeyaan ooba laga yaabo in aysanba laheyn waxa saaran dukaanka?.

Inkasta oo ay Hiiraan iyo inta badan Somaliya ka dhacday abaaro galaaftay dad iyo duunyo hadane dadku uma xuma umadaha kale ee ku nool dalka intiisa kale waliba qaarkood waxey ka nolol fiican yahiin kuwa ku nool goboladas ay nabada ka jirto.

Hadaba waxaa la joogaa xiligii ay reer Hiiraan dib u laaban lahaayeen amaba u guur gali lahaayeen nolosha rasmiga ah ee ka jirta Hiiraan.


La soco wararkena danbe iyo sawiro kale oo xusuus kugu reebidoona. waa in umada nolosha laga tusiyaa dhinackasta dhaliil iyo wanaagba si loo abaaro xalka rasmiga ah.

Isha warka Hiiraan State
webmaster@hiranstate.com
admin@hiranstate.net

Comments

#1 | Brensnansi on March 04 2019 04:10:13
Therefore, people take more second online.
avana video of working ebay buy online buy xtrasizekankusta duo forte hva koster butikk hvor lenge varer bivirkningerxtrasize for sale
When you may hear who's saying, "You never succeed," ask is often this useful? How many times are blessed with you been through the level hands-clasped-over-belly image?
#2 | Brensnansi on March 06 2019 20:32:58
Therefore, people take more time online.
penisizexl butikkbusti en pharmacie prix ou trouver avis forumxtrasize si trova in farmacia miglior prezzo acquisto commenti
Hunt when it comes to food physical objects that basically include per few nutritious components. Warm winter applications don't often offer slimming effects overly.
#3 | Brensnansi on March 24 2019 10:16:38
Therefore, people set aside more day online.
erogen x opiniones pastillas opiniones espana como conseguireroxel pris testat amazonerogen x capsules price forum pills review where to buy uk
There are lots of ways and save extra money through remodeling. But consumers are but not recommended of those troubled from liver-disorders.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.

Ratings

Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Render time: 0.61 seconds
14,605,591 unique visits