Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 5

· Members Online: 1
MrPineslb

· Total Members: 129,473
· Newest Member: lesliepu11

Welcome

Tacsi ku socota dhamaan reer KHalif Guled, reer Cabdulle Indhooy iyo reer Shiikh Cismaan

Wararka Maanta Inaa lilaahi wa inaa Ilaahi Raajicuun.

Anagoo ku hadleyno dhamaanba magaca ciyaartooydii hore iyo kuwii danbe ee magaalada Bulo Burte waxaan halkaan Tacsi tiiraayo leh uga direynaa dhamaanba reer Khalif Guled, reer Cabdulle Indhooy iyo reer Shiikh Cismaan meelkasta oo ay joogaan.












Waxaan si gaar ah tacsi ugu direynaa
Ahmed Abdulle Indhooy
Dhuubo Cabdulle Indhooy
Xabiibo Abdulle Indhooy
Diiriye Abdulle Indhooy

Faadumo Khalif Guled ( F Riro)
Sahro Khalif Guled
Luul Khalif Guled
Cilmi Khalif Guled
Ubax Khalif Guled
Hodan Khalif Guled
C/raxmaan Khalif Guled (Catoosh)
Ilhaan Khalif Guled
Ayaan Khalif Guled
Feysal Khalif Guled
Ilyeys Khalif Guled
C/fataax Khaliff Guled

Iyo waliba dhamaan reer Shiikh Cismaan Cabdi Xersi geeridii ku timid Ala ha u naxariistee marxuumad Haajiyo dahabo Shiikh oo ku geeriyootay magaalada Bulo Burte 2dii janaayo ee sanadkan aanu ku jirno.Waxaan hadaanu nahay bahda sportiga Bulo Burte marxuumada ilaah uga baryeynaa inuu camalkeeda u wanaajiyo ehelkii iyo qarabadiina samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin Aamiin

Hoos ku reeb boga tacsida








Comments

#1 | Ali on January 07 2011 00:30:54
Walaalaha muslimiinta ah samir

Ali

KSA
#2 | ASC on January 07 2011 23:32:23
saalamu caleykom

Inaa lilaahi wa inaa Ilaahi Raajicuun,waxa tacsi uu direyna dhaaman qoyska reer Khalif Guled waaxanu leenahay alle haa unaxaristo amiin ,samir iyo iimaan alle haa idinka siiyo.

/reer Muxamad Haaray
#3 | sahro ebar on January 08 2011 18:22:01
inaa lillaahi wainaa ialyhum raajucuun, waxaan halkaan uga tacsiyayanayaa dhamaan reer khalif guuleed oo hooyadoo ku dhimatay gobolka hiiraan gaar ahaan degmada buulobarde, waxaan ilahy ugu baryayaa inuu ayagana samir iyo imaan ilaahy ka siiyo, marxuumadan janadii fardowsa ahyd ilaaheey geeyo.... amiin ya rabi.
#4 | max'ed deeq keydsane xuseen on January 09 2011 14:02:26
INAA LI LAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
waxaan halkaan tacsi tiiranyo leh uga dirayaa dhaman reer Qaliif guuleed meel kasta oo ay aduunka ka joogaan hareerihiisa geerida ku timid hooyadood DAHABO SHEEQ CISAAM
Waxaan kaloo tacsi tiiran ya leh u dirayaa ehaladii iyo qarabadii ay ka geeriyoota Ilaahay janada haka waraabiyo
inaa lilahi wa inaa ilayhi rajicuun
#5 | DHAMAAN REER DIIRIYE XASAN on January 16 2011 21:20:21
IYO HOOYO CULUMO CALI WAASUGE..
WAXAAY TACSI U DIRAAYAAN REER KHALIIF GUULEED
HOOYADOOD ALLAHA U NAXARIISTO,,,JANADII FARDOOWSA AHAAYD ALLAHA KA WARAABIYO...AAMIIN.......
#6 | rthsyr on January 19 2011 06:55:23
I recollect when I was playing AC cheap wow gold that the designers set the cap at 126 and expected it never to be broken. and Diablo? franchises, and Rule of Truth, Factions are already a source of less expensive or rare items wow gold but they could be so much more
.
.
.

Post Comment

Please Login to Post a Comment.
Render time: 0.14 seconds
10,111,708 unique visits