Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 1
APharmaaaadacy

· Total Members: 113,509
· Newest Member: Terridot

Welcome

News

Taliyaha ciidamada Booliska D/Goboledka HS oo lagu dhawaaqay.
Wararka MaantaKhamiis 13, Janaayo 2011(HSOL) Wareegto ka soo baxday madaxweynaha Hiiraan State Dr Mohamud Abdi Gaab ayaa lagu magacaabay taliyaha cusub ee Booliska D/goboleedka Hiiraan ee Somaliya.
· admin on January 13 2011 11:39:19 · Read More · 3 Comments · 2690 Reads · Print
4 ruux oo haraad iyo gaajo ugu geeriyooday Tuulo ku dhow Degmada Jalalaqsi.
Wararka MaantaKhamis 13,Janaayo 2011(HSOL)4 ruux oo haraad iyo gaajo ugu geeriyooday Tuulo ku dhow Degmada Jalalaqsi.
· admin on January 13 2011 11:18:04
Read More · 3 Comments · 5348 Reads · Print
Dowlad goboleedka Hiiraan State ee Soomaaliya oo shaaca ka qaaday Barnaamijkeeda Shaqo.
Wararka MaantaArbaco 12,Janaayo 2011 (HSOL)Dowlad goboleedka Hiiraan State ee Soomaaliya oo shaaca ka qaaday Barnaamijkeeda Shaqo.
· admin on January 12 2011 15:12:25
Read More · 13 Comments · 6036 Reads · Print
Dadka iyo duunyada oo u dhimanayo abaaraha ka jira Hiiraan iyo codsigii madaxweynaha Hiiraan oo jawaab laga bixiyey.
Wararka MaantaArbaco,12 Janaayo 2011 (HSOL) Dadaalo loogu gargaarayo shacabka ay abaaruhu ku dhufteen oo ka socda dal iyo dibad, kedib codsiyo iyo baaqyo celadhaan ah oo uu u jeediyey qurbo joogta reer Hiiraan Madaxweynaha Hiiraan State.
· admin on January 12 2011 13:09:04
Read More · 10 Comments · 3197 Reads · Print
Shabaabka Hiiraan oo caruurta ka qafaalaya Schoolada iyo waalidiinta oo cabsho ka muujiyey arintaas.
Wararka MaantaTalaado 11,Janaayo 2011 (HSOL) Shabaabka Hiiraan oo caruurta ka raafayo Schoolada iyo cabsi soo wajahday dadka tirada yar ee halkaas ku haray.
· admin on January 11 2011 15:37:53
Read More · 2 Comments · 1984 Reads · Print
Nidaamka dowlad goboleedyada Somaliya oo bilaaw fiican u ah umada Somaliyeed
Wararka MaantaTalaado 11, Janaayo 2011(HSOL) Shacabka Somaliyeed oo si weyn u mucaaradi jiray amaba ka soo horjeedi jiray maamul goboleedyadii ugu horeyey Somaliya ee dalka ka hirgala ayaa hada xal u arka nidaamkaasi kedib.
· admin on January 11 2011 07:43:41
Read More · 3 Comments · 2132 Reads · Print
M/weynaha Hiiraan State iyo wafti uu hogaaminayo oo maanta ka soo dagay dalkaasi Kenya
Wararka MaantaIsniin 10,Jaanayo 2011 (HSOL)M/weynaha Hiiraan State iyo wafti uu hogaaminayo oo manta ka soo degay caasimada Kenya ee Nairobi iyadoo ay halkaasi ku soo dhaweeyeen qaar ka mid ah golahiisa wasiirada
· admin on January 10 2011 18:19:18
Read More · 2 Comments · 2609 Reads · Print
Aqoonyahan Somaliyeed oo dalka iyo dibada laga yaqaano oo isku soo sharaxayo xilka (warbixin horudhac ah xaqiiqdana u dhaw)
Wararka MaantaIsniin 10, Janaayo 2011(HSOL) Xog rasmi ah oo laga helayo aqoonyahano Somaliyeed oo magac iyo maamuus kuleh bulshada Somaliyeed iyo beesha caalamka ayaa sheegayo in uu isku soo taagi doono xilka madaxweynenimada Somaliya.
· admin on January 10 2011 12:29:16
Read More · 0 Comments · 1880 Reads · Print
Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya oo balanqaaday gargaar
Wararka MaantaAxad 9,Janaayo 2011 (HSOL)Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya oo balanqaaday gargaar bani’aadanimo kadib kulan ay wada yeesheen isaga iyo Madaxweynaha Hiiraan State ee Soomaaliya.
· admin on January 09 2011 17:51:41
Read More · 9 Comments · 3048 Reads · Print
Qaar ka mid ah beelaha reer Hiiraan oo codsaday in loo magacaabo.
Wararka MaantaAxad 9, Janaayo 2011 (HSOL) labo ka mid ah beelaha reer Hiiraan oo codsaday in iyaga loo magacaabo xilka gudoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Hiiraan State iyagoo hada bilaabay ololahaas.
· admin on January 09 2011 13:21:49
Read More · 2 Comments · 1887 Reads · Print
Dowlad goboleedka Hiiraan State oo loo balan qaaday.
Wararka MaantaAxad 9, Janaayo 2011 (HSOL) Dowlad goboleddka Hiiraan State ee Somaliya oo loo balan qaaday in laga caawinayo dareyska ciidamada kala duwan iyo Hiiraan State ID Card ay masuuliyiinta maamulka iyo shacabka Hiiraan yeelanayaan.
· admin on January 09 2011 12:49:29
Read More · 3 Comments · 1838 Reads · Print
Render time: 0.21 seconds
9,375,863 unique visits