Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 0

· Total Members: 126,276
· Newest Member: mamieai60

Welcome

News

Aqoonyahan Somaliyeed oo dalka iyo dibada laga yaqaano oo isku soo sharaxayo xilka (warbixin horudhac ah xaqiiqdana u dhaw)
Wararka MaantaIsniin 10, Janaayo 2011(HSOL) Xog rasmi ah oo laga helayo aqoonyahano Somaliyeed oo magac iyo maamuus kuleh bulshada Somaliyeed iyo beesha caalamka ayaa sheegayo in uu isku soo taagi doono xilka madaxweynenimada Somaliya.
· admin on January 10 2011 12:29:16 · Read More · 0 Comments · 1915 Reads · Print
Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya oo balanqaaday gargaar
Wararka MaantaAxad 9,Janaayo 2011 (HSOL)Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya oo balanqaaday gargaar bani’aadanimo kadib kulan ay wada yeesheen isaga iyo Madaxweynaha Hiiraan State ee Soomaaliya.
· admin on January 09 2011 17:51:41
Read More · 9 Comments · 3088 Reads · Print
Qaar ka mid ah beelaha reer Hiiraan oo codsaday in loo magacaabo.
Wararka MaantaAxad 9, Janaayo 2011 (HSOL) labo ka mid ah beelaha reer Hiiraan oo codsaday in iyaga loo magacaabo xilka gudoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Hiiraan State iyagoo hada bilaabay ololahaas.
· admin on January 09 2011 13:21:49
Read More · 2 Comments · 1909 Reads · Print
Dowlad goboleedka Hiiraan State oo loo balan qaaday.
Wararka MaantaAxad 9, Janaayo 2011 (HSOL) Dowlad goboleddka Hiiraan State ee Somaliya oo loo balan qaaday in laga caawinayo dareyska ciidamada kala duwan iyo Hiiraan State ID Card ay masuuliyiinta maamulka iyo shacabka Hiiraan yeelanayaan.
· admin on January 09 2011 12:49:29
Read More · 3 Comments · 1868 Reads · Print
Taageerada loo hayo dowlad goboleedka Hiiraan ee Somali oo walito iska soo daba dhaceyso.
Wararka MaantaHiiraan State waxay hore uqaaday talaabo weyn oo horumar leh oo aan marnaba caadi ahayn waana ku amaanayaa wixii hadda kadambeeyana waa in taageero hiil iyo hooba lalagarab istaagaa
· admin on January 09 2011 12:28:20
Read More · 1 Comment · 1741 Reads · Print
HS: Xukuumad tayo leh (oo tira badan)
Wararka MaantaSabti 8, Janaayo 2011 (HSOL)Sida ka muuqata liiska Golaha Wasiirada Hiiraan State waxaa ku cad in xubnaha la magacaabay yihiin shaqsiyaad karti leh.
· admin on January 08 2011 14:23:54
Read More · 0 Comments · 1792 Reads · Print
Shir dhinaca isgaarsiinta ah oo ay iskugu yimaadeen qurba joogta reer Hiiraan
Wararka MaantaSabti 8, Janaayo 2011(HSOL) Shir dhinaca isgaarsiinta ah oo ay iskugu yimaadeen qaar ka mid ah qurbo joogta reer Hiiraan ayaa looga hadlay qaabka ugu haboon ee loogu laaban karo Hiiraan iyo sidii loo garab istaagi lahaa aqoonyahan reer Hiiraan ah oo isku soo taagi doona musharaxnimada madaxweynenimo ee Somaliya.
· admin on January 08 2011 13:56:57
Read More · 2 Comments · 1812 Reads · Print
Xildhibaanada reer Hiiraan oo codsatay in la gargaaro shacabka Hiireen ee Abaaruhu ku dhufteen.
Wararka MaantaJimco 7,Janaayo 2911 (HSOL) Shirkii ugu weynaa ebed oo ay iskugu yimaadeen Xildhibaanada reer Hiiraan ee TFG ugu jira ayaa maalintii shaleyto aheyd ka dhacay magaalada Mogdishu kaas oo looga hadlay xaalada Abaaraha ka jir halkaas.
· admin on January 07 2011 18:18:02
Read More · 2 Comments · 2327 Reads · Print
M/weynaha Hiiraan State oo soo dhisay xukumad tayo leh
Wararka MaantaJimco 7,Janaayo 2011 (HSOL) shir jaraa'id oo uu maanta ku qabtay magaalada Mogdishu m/weynaha Hiiraan State Dr Mohamud Abdi Gaab ayuu ku soo magacaabay xukumad tayo leh oo u badan aqoonyahano.
· admin on January 07 2011 17:23:20
Read More · 0 Comments · 2012 Reads · Print
M/weynaha Hiiraan State oo ku dhawaaqay golahiisa wasiirada iyo m/wenyne ku xigeen cusub.
Wararka MaantaJimco 7, Janaayo 2011 (HSOL)Madaxweynaha dowlad goboleedka Hiiraan State ee Soomaaliya Dr. Maxamuud Cabdi Gaab ayaa maanta shir Jaraa’id oo uu ku qabtay Hotel Ambasador ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kaga dhawaaqay Xubnaha Xukuumadiisa , iyadoo wareegtada uu akhriyay .
· admin on January 07 2011 12:32:52
Read More · 27 Comments · 12141 Reads · Print
Tacsi ku socota dhamaan reer KHalif Guled, reer Cabdulle Indhooy iyo reer Shiikh Cismaan
Wararka MaantaKhamiis 6 Janaayo. Tacsi ku socoto dhamaan Reer Khalif Guled, Reer Cabdulle Indhooy iyo reer Shiikh Cismaan Cabdi Xersi geeridii ku timid marxuumad Xaajiyo Dahabo Shiikh Cismaan oo dhawaantan ku geeriyootay magaalada Buulo Burte.
· admin on January 07 2011 00:07:24
Read More · 6 Comments · 8810 Reads · Print
Render time: 0.32 seconds
9,919,121 unique visits