Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 6

· Members Online: 1
RocketmanBig

· Total Members: 134,899
· Newest Member: rlhexle

Welcome

News

Ciyaaraha:J/hoose oo Galgaduudka badisay Nugaal iyo Hiiraan oo kaalita koowaad isku heyta Group A.
Wararka Maanta Garoowe: Arbaco 22,December 2010(HSOL) Waxaa gobolka Nugaal ka soconaaya tartanka 18-aad ee ciyaaraha gobolada Soomaaliya,waxaana soo dhamaaday wareega labaad ee ciyaarahaas.
· admin on December 22 2010 14:29:33 · Read More · 0 Comments · 1864 Reads · Print
Ma la socotaa in Hotelka ugu casrisan dalkaasi Tanzaania uu leeyahay muwaadin Somaliyeed ( Hotel Bagamooya)
Wararka MaantaTanzania:Talaado 21, December 2010 (HSOL) Hotelka caalamiga ah ee baagamooyaHotel ayaa noqday Hotelka ugu wanaagsan uguna mashquulka badan dalkaasi Tanzaania.
· admin on December 21 2010 15:46:04
Read More · 0 Comments · 2381 Reads · Print
Degmada Halgan oo iibka gurayaha iyo dhulku aad u sara kacay kedib markii ay ku soo bateen Schoolada wax lagu barto(warbixin dheer)
Wararka MaantaHalgan: Talaado 21,December 2010(HSOL) Magaalada Halgan oo dhulka iyo guryaha real State-ka uu cirka isku shareeray kedib markii halkaas laga dhisay dhawr School.
· admin on December 21 2010 03:33:16
Read More · 0 Comments · 8365 Reads · Print
Qeybaha kala duwan ee bulshada reer Hiiraan oo soo dhaweyey webkan cusub (Warbixin Cabdullahi Qorshe)
Wararka MaantaIsniin 20, December 2010 (HSOL) Shacabka reer Hiiraan oo soo dhaweyey webka Hiranstate.com oo hawada soo galay maalintii shaleyto aheyd.
· admin on December 20 2010 19:00:47
Read More · 0 Comments · 2011 Reads · Print
Wasiirka waxbarashada Hidaha tacliinta sare oo saacad ka hor gaaray Mogdisho 20 sano kedib.
Wararka MaantaMogdisho: Isniin 20,December 2010(HSOL) Waxaa saacad ka hor ka dagay magaalada Mogdisho wasiirka waxbarashada,hidaha iyo tacliinta sare Poff A/nuur Shiikh Mohamed.
· admin on December 20 2010 13:21:25
Read More · 1 Comment · 1943 Reads · Print
Waxgarad, Xildhibaano iyo madaxweynaha Hiiraan State oo shirar is daba joog ah ku leh caasimada Somaliya ee Mogdisho.
Wararka MaantaMogdisho: Isniin 20, December 2010(HSOL) Waxgaradka iyo Xildhibaanada reer Hiran ee ku sugan magaalada Mogdisho ayaa si guud iyo si gooyni gooyni ah ula kulmayo madaxdaweynaha Hiran State.
· admin on December 20 2010 13:00:07
Read More · 0 Comments · 2289 Reads · Print
Abwaan Mustafe Shiikh Cilmi (Ila qosol)
Wararka MaantaAxad 20 December 2010 (HSOL) Abwaanka caanka ah Mustafe Shiikh Cilmi oo ka hadlaya dhibaarada Bur burkii Somaliya iyo sida Somalida iyo nabadu u kala fog yahiin.
· admin on December 20 2010 05:42:06
Read More · 8 Comments · 3581 Reads · Print
Render time: 0.16 seconds
10,602,168 unique visits