Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; South Sudan Music ; Ugandan Music ; Djabouti Music ; ; Eriterian Music ; Kenyan Music ; ; Sudanes Music ; ; Soomaali Music ; Ethiopian Music ; ;

Users Online

· Guests Online: 3

· Members Online: 0

· Total Members: 60,597
· Newest Member: AnthozyPes

Welcome

News

Ma la socotaa in Hotelka ugu casrisan dalkaasi Tanzaania uu leeyahay muwaadin Somaliyeed ( Hotel Bagamooya)
Wararka MaantaTanzania:Talaado 21, December 2010 (HSOL) Hotelka caalamiga ah ee baagamooyaHotel ayaa noqday Hotelka ugu wanaagsan uguna mashquulka badan dalkaasi Tanzaania.
· admin on December 21 2010 15:46:04 · Read More · 0 Comments · 1985 Reads · Print
Dad beeraley ah oo ay Shabab u geysteen Jir dil Gobolka Sh/dhexe.
Wararka MaantaJowhar:Talaado 21, December2010 (HSOL)-Wararka laga helayo degmada Mahadaay ee Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Shabaab jir dil ay u geeysteen dad beeraleey ah oo ku sugan duleedka Degmadaasi Mahadaay.
· admin on December 21 2010 15:38:51
Read More · 1 Comment · 1410 Reads · Print
Degmada Halgan oo iibka gurayaha iyo dhulku aad u sara kacay kedib markii ay ku soo bateen Schoolada wax lagu barto(warbixin dheer)
Wararka MaantaHalgan: Talaado 21,December 2010(HSOL) Magaalada Halgan oo dhulka iyo guryaha real State-ka uu cirka isku shareeray kedib markii halkaas laga dhisay dhawr School.
· admin on December 21 2010 03:33:16
Read More · 0 Comments · 6784 Reads · Print
Qarax ka dhacay caawa dalkaasi Kenya oo ay dad badan ku dhaawacmeen.(Daawo Video)
Wararka MaantaNiarobi:Talaado 21,December 2010 (HSOL) Qarax goor dhaweyd ka dhacay meesha lagu magacaabo River Side oo ku taalla bartamaha caasimada Kenya ee Nairobi.
· admin on December 21 2010 01:44:39
Read More · 7 Comments · 2782 Reads · Print
Qeybaha kala duwan ee bulshada reer Hiiraan oo soo dhaweyey webkan cusub (Warbixin Cabdullahi Qorshe)
Wararka MaantaIsniin 20, December 2010 (HSOL) Shacabka reer Hiiraan oo soo dhaweyey webka Hiranstate.com oo hawada soo galay maalintii shaleyto aheyd.
· admin on December 20 2010 19:00:47
Read More · 0 Comments · 1484 Reads · Print
Wasiirka waxbarashada Hidaha tacliinta sare oo saacad ka hor gaaray Mogdisho 20 sano kedib.
Wararka MaantaMogdisho: Isniin 20,December 2010(HSOL) Waxaa saacad ka hor ka dagay magaalada Mogdisho wasiirka waxbarashada,hidaha iyo tacliinta sare Poff A/nuur Shiikh Mohamed.
· admin on December 20 2010 13:21:25
Read More · 1 Comment · 1512 Reads · Print
Waxgarad, Xildhibaano iyo madaxweynaha Hiiraan State oo shirar is daba joog ah ku leh caasimada Somaliya ee Mogdisho.
Wararka MaantaMogdisho: Isniin 20, December 2010(HSOL) Waxgaradka iyo Xildhibaanada reer Hiran ee ku sugan magaalada Mogdisho ayaa si guud iyo si gooyni gooyni ah ula kulmayo madaxdaweynaha Hiran State.
· admin on December 20 2010 13:00:07
Read More · 0 Comments · 1843 Reads · Print
Bulo Burde oo wiil dhaliyaro ah ay Shabaab uga jartay gacanta midig
Wararka MaantaBuuloburde:Isniin 20,December 2010( HSOL) Maamulka Shabaab ayaa Maanta meel fagaare ah oo ku taala Magaalada Buulaburde ee gobolka Hiiraan waxaa ay gacanta uga jireen wiil dhalinyaro ah oo ay ku eedeeyeen falal xatooyo ah.
· admin on December 20 2010 12:10:33
Read More · 2 Comments · 1785 Reads · Print
Xizbul Islaam oo isku dhiibay Shabaab iyo saraakiil Shabaab ku jiro oo iyagane dhinacooda dowlada ku biirayo.
Wararka MaantaIsniin 20, December 2010 (HSOL) Siyaasada dalka Somaliya oo waji cusub yeelatay kedib markii Hogaamiyahii hore Xizbul Islaam iyo ciidankiisii ku biireen Ururka Shabaab.
· admin on December 20 2010 11:49:17
Read More · 2 Comments · 1600 Reads · Print
Abwaan Mustafe Shiikh Cilmi (Ila qosol)
Wararka MaantaAxad 20 December 2010 (HSOL) Abwaanka caanka ah Mustafe Shiikh Cilmi oo ka hadlaya dhibaarada Bur burkii Somaliya iyo sida Somalida iyo nabadu u kala fog yahiin.
· admin on December 20 2010 05:42:06
Read More · 8 Comments · 2536 Reads · Print
Wakiilka qaramada midoobay u fadhiya Somaliya Dr Cilmi Ducaale iyo wasiirka Boostada TFG da A/karin Jamac oo war bixin dhinacyo badan taabaneysa ka hadlayo.(Video )
Wararka MaantaAxad 19 December 2010(HSOL) Wasiirka Boostada iyo Isagaarsiinta TFGda oo sheegay inta badan magaalada Mogdisho ay gacanta dowlada ku jirto.
· admin on December 19 2010 22:24:56
Read More · 0 Comments · 1719 Reads · Print
Render time: 0.20 seconds
6,533,668 unique visits