Hidaha iyo dhaqanka

; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; : ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ; ;

Users Online

· Guests Online: 4

· Members Online: 0

· Total Members: 62,322
· Newest Member: Joshualib

Welcome

News

Wakiilka qaramada midoobay u fadhiya Somaliya Dr Cilmi Ducaale iyo wasiirka Boostada TFG da A/karin Jamac oo war bixin dhinacyo badan taabaneysa ka hadlayo.(Video )
Wararka MaantaAxad 19 December 2010(HSOL) Wasiirka Boostada iyo Isagaarsiinta TFGda oo sheegay inta badan magaalada Mogdisho ay gacanta dowlada ku jirto.
· admin on December 19 2010 22:24:56 · Read More · 0 Comments · 1790 Reads · Print
Hiiraan State Tv iyo Radio o lagu wado inuu hawada soo galo mar dhaw
Wararka MaantaAxad 19 December 2010 (HSOL) Telefishin iyo radio ku hadla afka shacabka Hiran State iyo dowlad goboledka Hiran oo hawada soo galayo dhawaan.
· admin on December 19 2010 18:12:04
Read More · 2 Comments · 4161 Reads · Print
Ciyaarha Gobolada: Hiiraan Vs Shabeellaha Hoose iyo Banaadir Vs Sool
Wararka MaantaAxad, 19 December, 2010 (HSOL) − Maanta ayaa waxaa ciyaaray Hiran VS Sh/Hoose iyo Banaadir Vs Sool .Ciyaarahan maanta dhacay ayaa ahaa kuwa aad u xiisa badnaa ,kooxahii maanta ayaa waxa ay soo bandhigeen ciyaartii ugu wanaagsaneyd tan iyo intii tartanku socday.
· admin on December 19 2010 17:34:48
Read More · 0 Comments · 1685 Reads · Print
Madaxweynaha Hiran State oo beeraleyda Hiran iyo qurbo joogta ka codsaday iney kaalmo biniaadanimo u fidiyaan shacabka Ay abaaruhu ku dhufteen.
Wararka MaantaAxad 19 December 2010 (HSOL) Qeylo dhaan aan hore loo arag ayaa ka soo yeertay madaxweynaha Hiran State Dr Moh'ud Abdi Gaab.
· admin on December 19 2010 12:52:42
Read More · 0 Comments · 3568 Reads · Print
Al qacidada Belet weyne oo shacabka ka mabnuucay sigaarka iyagiina cabaya (warbixin)
Wararka MaantaAxad 19 December 2010 (HSOL)Al Qacidada ku sugan Hiran State ayaa shacabka magaalada Belet weyne ku haya dhibtaatooyin kala duwan.
· admin on December 19 2010 12:14:37
Read More · 0 Comments · 1647 Reads · Print
Madaxweynaha Jabouti oo sheegay qatarta Somaliya iney tahay mid aan la dheyelsan karin
Wararka MaantaAxad 19 December 2010(HSOL)Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo shir kula yeeshay dalkaasi Jabouti aqoonyahano dhawaantan ku dhawaaqi doona urur siyaasadeed si ay dalka ula wareegaan.
· admin on December 19 2010 11:57:25
Read More · 3 Comments · 1701 Reads · Print
Magaalada Mogdisho oo gacanta dowlada soo gali rabta kedib abaabul aan hore loo arag
Wararka MaantaSabti 18 December 2010(HSOL)MAdaxweyanah Somaliya Shiikh Shariif Sh Ahmed ayaa ku sugan safka hore ee dagaalka.
· admin on December 18 2010 12:23:09
Read More · 1 Comment · 1530 Reads · Print
Ciyaarahii maanta Banaadir iyo bari oo badiyey
Wararka MaantaJimco 17 December 2010 (HSOL) Waxaa si habsami leh u socda ciyarahii goboalda dalja Somaliya oo ay marti galineyso Magaalada Garoowe, Nugaal PL.
· admin on December 17 2010 16:44:00
Read More · 6 Comments · 4448 Reads · Print
Dhaqanka Somalida iyo kaalinta ay kaka jirto hooyada Somaliyeed(warbixin Sawiro+Video)
Wararka MaantaJimco 17,December 2010 (HSOL) Hooyada Somaliyeed waxey udub dhaxaad u tahay waxkasta oo horumar ah oo uu dalka Somaliya gaaro amaba gaaray.
· admin on December 17 2010 03:12:31
Read More · 1 Comment · 4726 Reads · Print
Somalida oo la sheegay iney yahiin dadka aduunka isku jecel laakinse uu la haray Jahliga taas(Warbixin+Video)
Wararka MaantaJimco 17,December 2010.Shacabka Somaliyeed oo ah dadka ugu nasiibka badan caalamka laakinse ay la hartay jahli iyo diinta Ilaamka oo aysan sidey tahay u baran.
· admin on December 16 2010 20:18:52
Read More · 1 Comment · 1985 Reads · Print
Taageerayaasha Hiiraan State oo lagu amaanay dulqaad is maqal iyo xukumada oo la soo dhisayo. ( warbixin+Video)
Wararka MaantaJimco 17,December 2010(HSOL) Dowlad goboleedka Hiran State ayaa isagu wax badan kaduwan nidaamyadii anu hore uga soo aragnay dalka Somaliya.
· admin on December 16 2010 19:43:07
Read More · 1 Comment · 1383 Reads · Print
Render time: 0.18 seconds
7,239,919 unique visits