HS:- Abwaan Hadraawi oo ka sheegeynayo taariikh nololeedkiisa
Posted by admin on July 24 2013 03:14:11
HS:-Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo ah shaqsi ixtiraam iyo sumcad xoogan ku dhax leh bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda waa abwaankii alifay heesta Belet Weyn oo uu abwaanku aad u amaanayo quruxda magaalada iyo waliba qiso ku qabsatay xiligaa isagoona heesta ku soo qatimay duco ay ka mid tahay B/weyne Alahayoow Ka dhig guri barwaaqaa, Belet Weyn alahayoow balaayada hareer mari ( Hadraawi abwaan mudan qadarin. Daawasho wacan>
Extended News
HS:-Abwaan Maxamed Warsame Hadraawi oo ah shaqsi ixtiraam iyo sumcad xoogan ku dhax le bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda waa abwaankii alifay heesta Belet Weyn oo uu abwaanku aad u maanayo quruxda magaalada iyo waliba qiso ku qabsatay xiligaa isagoona heesta ku soo qatimay duco ay ka mid tahay B/weyne Alahayoow Ka dhig guri barwaaqaa, Belet Weyn alahayoow balaayada hareer mari ( Hadraawi abwaan mudan qadarin. Daawasho wacan