HS:-Sawir gacmeedkii ugu danbeeyey oo laga sameeyo
Posted by admin on July 29 2013 07:46:18
HS:-Sawir gacmeedkii ugu danbeeyey ee laga sameeyo wasiirka arimaha gudaha iyo beesha Habargidir oo Shabelaha Hoose ka wada dagaal dhul balaarsi iyo barakicin iskugu jira oo ay ku heyso shacabka Shabelaha Hoose.
Extended News
HS:-Sawir gacmeedkii ugu danbeeyey ee laga sameeyo wasiirka arimaha gudaha iyo beesha Habargidir oo Shabelaha Hoose ka wada dagaal dhul balaarsi iyo barakicin iskugu jira oo ay ku heyso shacabka Shabelaha Hoose, iyadoo ay hada gobolka ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa beesha Biyamaal iyo Habarta.baarlamaanka Soomaaliya hadiiba ay dulmigaan ka aamusaan oo ay bulshada ku eegtaan dowlada ay wasiiro ka yahiin kuwaas oo kale burburka muuqda ee xukumada qeyb ayey ka noqon doonaan.I'm really sorry dowladii 22 sano kedib kumeel gaarka ka baxday wadada ay martay