Dalka maanta hogaamiyayaashooda lagu tumanayo bal eek siduu ahaan jiray.
Posted by admin on April 12 2011 18:12:02
Somalia 1977: (hiranstate.com)-Dowlada Ethiopia ma laheyn awood ay ku bur burin kartay ciidamadii Somaliya waqtigun aad buu u yaraa ayuu leeyahay sidaasi daraadeed 15 Kun oo u dhashay dalka Kuuba ayaa loo adeegsaday xiligaas iney ka saaraan dhulka Somali galbeet. sido kale madaxweynaha Kuuba Fedel Castaro ayaa waxuu qirayaa in dagaalkii lagu qaaday ciidamada Somaliya aysan jirin xitaa wadan Latin America ah oo laga fuliyey.maantana heerka aanu aragno ayaanu ka ciyaareynaa.Daawasho wacan waqtigii ku dhaafay
Extended News