HS;-
Posted by admin on July 03 2017 21:43:14
HS:- Wararka arimaha siyaasada Soomaaliya iyo caalamka.........Read More
Extended News

Naroibi,Kenya 2017:-Barnaamijka ciida iyo fanaanka loogu jecel yahay hesahiisa qarnigan aanu ku jirno Nimcaan Hilaac iyo suxufiyada Eglan.Daawasho Wacan RTN TV







MAGAALADA JIGJIGA iyo wacdaradahii ciida iyo famaaniinta Dhulka Somali Galbeed amaba DDSI Somalidu meelkastaoo ay joogaan caadi maahan dhinaca murtida.Daawasho Wacan


Madaxweynaha Somaliya,R/wasaare Kheyre iyo gudoomiye Cabdi Xaashi oo uu qosolkii ka dhameeyey fanaankii marna ah abwaan Maki Xaaji Banaadir xafladii maalinta xoriyada ee Mogdishu Daawasho Wacan