HS:-
Posted by admin on February 25 2020 16:43:25
Wararka Arimaha Siyasada Soomaaliya iyo caalamka...Read More
Extended News































;
































MUSLIMS AROUND THE WORLD
Believe it or not Some of the Arab Nations don't deserved to be in this world- why?.
1-They leave bullying policies from different coutries,no matter how rich they a're.2- The Arab League formally the League of Arab States is a regional organization,no more trust organization at all is just by name,that is what everybody telling if you ask them.what is the Arab League Stand for?.3-Some Arab Coutries a're trying to Sale Al -Aqsa Mosque which is the third holiest site in Islam, located in the Old city of Jerusalem .

DUNIDA ISLAAMKA

Rumeyso ama ha rumeysan tiro ka mid ah dalalka Carabta uma qalmaan in ay dunidan ku noolaadaan-Sababtu maxey tahay?.1-Waxey ku nool yahiin siyaasad ku dhisan cabsi gelin uga imaaneysa dalal kale,sidey doonaan dhaqaalo ha u lahaadaano.2-Ururka jaamacada Carabta oo la sheego in ay xubno ka yahiin dalalka Carabta w aa mid u dhisan magac ahaan,waana waxa uu qofkasta oo aanu weydiino kuu sheegayaan,waxa ay ka dhigan tahay Jaamacadul carab ururkaan loo bixiyey.3- Qaar ka mid dalalka Carabta waxey qeyb ka yahiin qorshaha lagu iibinayo masjidka 3aad ee barakeysan ee Al Aqsa oo ku yaala dhinaca Jerusalemtii hore (Old Jerusale m ).Weliba qarkod waxey isku moodaan in waxa ay sameynayan oo dunida Islaamka ceeb ku ah in aan lala socon.Dalalka Carabta qaarkood wado qaldan ayey ku socdaan,waxaana ku qasaari doona dalal badan oo kaliya lacag saaxiib kula ah.kama fekerayaan taariikh xumida qarniyaal iyo qarniyaal ku hari doonta jiilka dhalandoona mustaqbalka............... waxa an maqli jirnay gaajo gobanimo leh ayaa kun jeer ka wanaagsan dhereg dulinimo xambaarsan.walee mustaqbalka dhawr dal oo Carab ah waa loo yaabaa madaxdooda hal ka ay sumcad ahaan iyo jiritaan ahaanba shacabka ay hogaamiyaan u wadaan.waxaanse ka baqeynaa in dalalkaan Carbeed oo tiro ahaan aad u yar in Kacdoon dadweyne xukunka oo ay mudo soo heysteen looga tuuro.inta ay is leeyahiin sh
arafta muslimiinta caalamka iyo masjidka barakeysan ee Al-Aqsa ku ciyaara.maanta intaan ha inoo joogto.


AFRICAN CONTINENT AND AROUND THE WORLD

Inagoo mar kale halkeedii ka sii wadeyna wararkeenii qaarada Africa iyo Dunida inteeda kale,sidoo kale na aysan ka marneyn wararka arimaha siyaasada Soomaaliya,doorashooyinka 2020 ee heerka federal, ay aa hadane waxaa wararka caalamka ugu waaweyn xaalada Bariga dhexe oo ay ugu horeyso dulmiga lagu hayo amaba ka socda dhulka iyo shacabka Falestine.Sidoo kale waxaan ku soo qaadan doonaa xalka qa arada Africa siyaasad ahaan iyo dhaqaala ahaan halka loo jiheyn karo oo ay faa'ido ugu jirto shacabweyn aha qaarada Africa qarnigan 21aad.inagoo k soo diyaarin doona qormooyin xiiso leh oo aanu ciwaan ugu dhigi doono Africa halkey tiigsaneysaa.Ugu danbeyn waxaan qormo ka soo diyArin doonaa doorashada 2020 ee heerka federal iyo isbedelada dalka ku soo wajahan.si degan ula soco wararkeena danbe inagoona midkasta ku beegi doona waqtiga ugu haboon.



9988888888 7777 500000005 VOVC-KKKKOO99-109.jpg' style='margin:5px' align='left' />