R/wasaare Farmaajo oo ka danbeeyey xariga Bare Hiiraale
Posted by admin on May 10 2011 01:52:07
Gedo:(hiranstate.com)-Farmaajo oo la xaqiijiyey inuu ka danbeyey xariga Xildhibaan Barre Hiiraale iyo qilaafkii gobolka Gedo oo cirka isku shareeray, waa xukumadii aanu dib u heshiisiinta ka sugeynay.

Extended News
Gedo:(hiranstate.com)-Farmaajo oo la xaqiijiyey inuu ka danbeyey xariga Xildhibaan Barre Hiiraale iyo qilaafkii gobolka Gedo oo cirka isku shareeray.