Madaxweynaha cusub ee Somaliya daawo sidauu shacabkiisa ula dhaqmayo
Posted by admin on June 30 2011 04:24:08
Kampala:(HS)-Madaxweynaha Cusub ee Somaliya sida uu shacabkiisa ula dhaqmayo daawo labada Shariifna wadankii Somaliya ayey gacanta u galiyeen.Daawasho wacan
Extended News
Kampala:(HS)-Madaxweynaha Cusub ee Somaliya sida uu shacabkiisa ula dhaqmayo daawo labada Shariifna wadankii Somaliya ayey gacanta u galiyeen.Daawasho wacan



Heestaan hoose ee Somaliga ah si fiican u dhuux miraheeda si aad micnaha muuqaalka Videowga kore u fahamto maadaama waxa Somaliya ka dhacayo ay taariikh noqonayaan mustaqbalka dhaw.

Hadaan wax yar shacabka Somaliyeed ee gumeysiga la galiyey u dul marno miraha heesta
waxey ka hadleysaa kuwa dalka iyo dadka markasta dhibaato aysan ka fiirsan u geysta hadane isla saxan waxana ka mid ah "Kuwii shaley dunshaa Mindidii mar kale daabka u hayee dooneynin nabad aan ku diirsanee maku daawanaa"?labada Fanaan oo si talan taali ah iskugu dhiidhiibayo heesta ayey gabadhuna waxey leetahay "Maya waxaad u deyn qaar dacadoo rabi soo diraa reerkaan dejinee" waxey ku talinyaan inaan la quusan maalin aan maanta aheyn ayuu wadani dalka iyo dadka ka naxa imaandoonaaye


Dabcan marka laga soo tago dhaleeceynta labada Sharif hadane iyaga wey ogyahiin iney wadanka qatar galiyeen mustqbalkana maalin aan maanta aheyn lala xisaabtami doono waayo Somalidu waxey tiraahdaa yeelaa waa Hilmaamaa laakinse la yeelaa ma hilmaamo. shacabka iyo iyaga waxaa kala saari doono waayaha iyowaqtiga dhaw.

Isha warka Hiiraan Stat
webmaster@hirantate.com
admin@hiransate.net