Addis Ababa-Madaxda Afrika ee ku kullankoodii 35aad ugu soo dhamaaday dhawaan caasimada dalka Ethiopia ee Addis Ababa ayaa cambaareeyay afgambiyadii dhowaan ka dhacay dhowr dal oo ka mid ah qaaradda kuwaasi oo dhamaantood ay la wareegeen ciidamo militeri ah.
Midowga Afrika ayaa sheegay inay xubinimadii ka joojiyeen afar waddan oo kala ah Burkina Faso,Guinea, Mali iyo Sudan.wadamadan ayaa tan iyo markii uu ka dhaceen afgambiga waxey ka bixi waayeen qalalaaso siyaasadeed taasi oo galaafatay naf iyo maalba.
Addis Ababa,Ethiopia