Thursday, March 28, 2024

Mogdishu- Abwaan Cabdikariin Faarax Qaareey

Mogdishu,2022-  (AUN) Waxaa magaalada Mogdishu ku geeriyooday Cabdikariin Faarax Qaarey oo ku magacdheeraa amaba ay Soomaalidu u taqiinay Cabdikariin Jiir.Waxaa uu ahaa mid  ka mid ah Laxamiistayaasha  amaba hal abuurka Somaalida kuwooda ugui caansanaa.

Taariikhdiisa oo kooban- MArxuumku waxaa uu ku dhashay magaalo xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug sanadkii 1943dii. Waxuuna ku soo barbaaray yaraantiisii isla magaalada Hobyo , halkaasi oo uu ku soo qaatay  dugsiga  hoose iyo dhexeba.

 

Waxii ka danbeeyey  markii ay Soomaalidu  qaatatay gobanimada 1960kii oo ayuu uu soo wareegay dhankaan iyo caasimada Soomaaliya ee  Muqdisho .Sedax sano kedib Sedax sano kedib markii uu dalku qatay xornimada 1963dii ayuu ka qeybgalay tartan  faneed la qabtay.

 

 

Taariikhda  Marxuumka oo aan halkaan lagu soo koobi karin awadeed ugu danbeyn Marxuumku waxuu ku geeriyooday magaalada Mogdishu.

 

Mogdishu,Soomaaliya 2022

[email protected]

Hiranstate Admin at 2:28 PM
RSS icon Facebook icon Twitter icon LinkedIn icon

Contributors

Blog Contributor Portrait
Name: Hiranstate Admin
Posts: 31
Last Post: March 9, 2024
Blog Contributor Portrait
Name: Hiran State
Posts: 8
Last Post: February 7, 2022
Blog Contributor Portrait
Name: Generic Administrator
Posts: 1
Last Post: June 8, 2021

Latest Posts

Show All Recent Posts

Archive

Tags

Politics / Siyaasada Sports / Ciyaaraha East Africa / Bariga Africa Entertainment / Ruwaayadaha Heritage and Culture / Hidaha iyo Dhaqanka News / Wararka