Thursday, April 25, 2024

Heritage and Culture / Hidaha iyo Dhaqanka

Hidaha iyo dhaqanka

DHAANTO-Dhaantada waa mid ka mid ah ciyaaraha Hidaha iyo Dhaqanka kuwooda loogu jecel yahay waana ciyaar ay Soomaalidu caan ku tahay oo laga ciyaaro dhamaan dhulka ay ku nool yahiin Shanta Soomaaliyeed.

WAALO- ciyaarta waalada waa  kuwa ugu caansan iyaduna inagoo isku dayo doona

hadba intii aanu is dhihi karno shacabku aad ayey u xiiseeyaan in aanu bulshada la wadaagno

 

SAYLICI- Ciyaartani waa Saylici waana mid ka mid ah ciyaaraha ay caanka ku tahay Soomaalidu qeybtaan waxaa ku ciyaarayo hoboladii waabari waayo waayo. 

 

SAAR-Ciyaarta Saarka waa mid ka mid ah iyaduna kuwooda ugu caansan waana ciyaar markii ay isku helaan dadka looga danbeeyo goobta lagu ciyaarayana ay isla dhawaqdo.

 WILISAQO-Ciyaarta Wilisaqada waa mid ka mid ah kuwa aan laga xiiso dhicin waana ciyaar xamaasadeeda watata oo qofkasta iskama ciyaari karo waxey leetahay xirfad iyo qaab u gaar ah dadka ciyaara

 

Hiranstate Admin at 8:02 AM
RSS icon Facebook icon Twitter icon LinkedIn icon

Heritage & Culture

 

 

Hidaha iyo dhaqanka waa dhaxalka umadkasta oo dunidani ku nool dadka Soomaaliyeedna waxey caan ku yahiin dhaqan aad u wanaagsan oo ku dayasho mudan marka loo eego dhaqashada xoolaha noocyadooda kala duwan sida Geela, Ariga iyo Loda.

Waxaa intasi u dheer agabka ama alaabta ay u adeegsan jireen ama ay u adegsadaan noloshooda iyadoo ay u dheer tahay ciyaaraha noocyadooda kala duwan kuwaasi oo aanan halkaan lagu soo kooi karin.

Marka laga soo tago dhaqanka soo jireenka ah ee dadka Soomaaliyeed waa dad ku caan baxay deeqsinimo ,isu gargaar iyo hal abuur kaasi oo ku adag umado badan oo dunidan ku nool. 

Hiran State at 9:29 AM
RSS icon Facebook icon Twitter icon LinkedIn icon

Contributors

Blog Contributor Portrait
Name: Hiranstate Admin
Posts: 31
Last Post: March 9, 2024
Blog Contributor Portrait
Name: Hiran State
Posts: 8
Last Post: February 7, 2022
Blog Contributor Portrait
Name: Generic Administrator
Posts: 1
Last Post: June 8, 2021

Latest Posts

Show All Recent Posts

Archive

Tags

Politics / Siyaasada Sports / Ciyaaraha East Africa / Bariga Africa Entertainment / Ruwaayadaha Heritage and Culture / Hidaha iyo Dhaqanka News / Wararka